Lacag Samaynta Blogging-ka Lacag samaynta blogging-ka waa mid ka mid ah siyaabaha ugu muhiimsan uguna caansan ee internet-ka lacag looga sameeyo, iyagoo xitaa ay jiraan dhalinyaro badan oo soomaali ah oo lacag ka sameeya blogging-ka, taasoo qeexaysa muhiimadda iyo faa’iidada ay leedahay goobtan ku magacaaban “BLOGGING-KA”. Maqaalkan, waxaan si guud uga hadli doonaa “Lacag Samaynta […]