Current Status
Not Enrolled
Price
$20
Get Started

QuickBooks online Waa Course aad muhiim ugu ah Ganacsatada Iyo ardayda Dhigta kuliyadaha ganacsiga Iyo Xisaabaadka  si ay u maareyaan Xisaaboodkooda, Hadaba Course-daani  Advanced QuickBooks online waxaad kaga bogan doontaa sidii aad ganacsigaaga u maareyn lahayd adigo Jooga iyo adigoo ka Maqan Goobtaada Gancsiga Ama  Xafiiskaaga ama hadii aad Tahay Qof shaqaale ah.  Hadaba Hadii Aad daneyneyso Koorsadaani Sida Heerka sare Loo soo Diyaariyey fadlan ka faa’ideyso koorsadaani. Inta inoo socoto koorsadan waxaan ku baran doontaa Casharo Aad Muhiim u ah Oo Laga soo Fikirey. Si kooban koorsada Waxay ka koobantahay 10 module ,Module Walbana Waxaa Hoos Imaanaya Casharo farabadan Hadaba Baro Xirfad Maanta Kuna shaqeyso Beri