Dropshipping Ganacsiga Dropshiping waxaa uu ka mid yahay Ganacsiyada waayahaan dambe soo shaac baxay waxaana uu intiisa badan ka dhex dhacaa Onlineka ama Internetka Ganacsigaan ayaa u shaqeeya qaab ka duwan alaabtii caadig ahayd ee qofku itus oo itaabsii ahaan u gadayay wuxuuna gadaaya qofku tusaale Alaab Wadan kale taala asagoo ka dibna xayeeysiis […]
E-commerce Ganacsiga dunida waayahaan dambe waxaa aad u saameeyay technologyga waxaana soo batay dukaamada onlineka wax ku iibsha ayadoo markii dambana shaqsiyaadka iska leh ganacsigaaas ey tujaarta caalamka ugu tunka weyn dhanka dhaqaalaha isku badaleen 20kii sano ee u dambeysay waxaa la dhihi karaa dunida waxaa ey u guurtay casri internet aad u xawaara sareeya […]
Waa maxey Stock Market? Waxaa laga yabaa in aad marar badan idaacadaha ama Tv’s yada ka maqashey Stock Market-kii qiimahisii kor buu ukacey ama hoos bu u dhacey. Haka walwalin maqaalkan baad sifiican igu fahmi doontaa. Maku fakartey wali in aad maalgashatid Stock Market ka ?. Waxan halkan ku falaqeyn doonaa qaabka uu shaqeeyo […]
Baro 3-dan Xirfadood Xirfadahan hoose hadaad baratid, waxaad noqoneysaa qof loo baahanyahey oo abuura ganacsi online ah taas oo kuu saamaxeyso in adoo gurigaaga joogo aad online ku shaqaysatid. Qofkasta wuxuu jecelyahey in uu sameysto ganacsi si uu u gaaro xoriyad dhaqaale iyo mid waqti. Fursadaha maanta online ka banaan aad bey runtii u badan […]
Fursad waxbarasho ( Google Skillshop ) Google skillshop waa barnaamij ay bixiso shirkada Google taas oo aad ka heli karto fursad waxbarasho oo ku saabsan Digital Marketing ka . Waxaad wax ku baran doontaa qaab online ah adoo helayo dhamaan waxyaalaha aas aasiga u ah howshas. Maqaalkan waxaa kugu soo gudbin doonaa dhamaan xogtan fursadan […]
Sidee Fabook Page Lacag Looga Sameyaa ? Ma’ogtahey in facebook page kaaga uu yahey il dhaqaale laga sameyn karo? Hadii aadan laheyn Facebook page waa fursad hada kuu furan oo aad lacag ka sameyn kartid . Maanta waxaan ku bari donaa 4 qaab oo lacag looga sameeyo Facebook page. How to make money on Facebook […]
Sidee Loo Noqdaa Freelancer 2022 ? Freelancing-nimada waa fursad cajiib ah oo ku saamaxeyso in ay wax badan ka badasho qaabka aad hada u shaqeysid. Waa fursad kuu saamaxeyso in aad shaqeysatid adoo gurigaaga joogo ama dalxiis ku maqan. Kaliyah waxaa ubaahan tahey in aad internet haysatid iyo computer. 2022 maalin ay ka fududahey […]
(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Waa maxey SEO ama Search Engine Optimization ? SEO waxaa laga soo gaabiyey Search Engine Optimization, waa farsamo kor loogu qaado website-ka si uu uga soo muuqdo search engine ka sida Google iyo Bing, iyadoo website-ka aanan wax xayisiin ah lagu sameyn. Muxuu muhiim u yahey SEO ? Si aan […]
(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Wali maadan bilaabin in aad Blogging lacag ka sameysid ? Kawaran hadaad waxa aad jeceshahey aad lacag ka sameysid. Waa maxey Google Adsense ? Google Adsense waa barnaamij xayisiin ah kaas oo kuu ogalaanayo in aad lacag ka sameysid Youtube videos, Blogg iyo website kaaga. Shirkado baa lacag ku bixinayo […]
 (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); MAANTA WAXAA FURSAD U HEYSATAA IN ADOO GURIGAAGA JOOGO, AAD LACAG KA SAMEYN KARTID ONLINE KA . LABADII SANO EE IGU DANBEYSAY, WAXAAN  SHAQEESANAYEY ANOO GURIGAYGA JOOGO. IN AAD ONLINE BUSINESS SAMEYSATID WAA WAXA KALIYAH EE KU GAARSIIN KARO XORIYAD DHAQAALE, MID WAQTI IYO IN AAD ADIGA NAFTAADA AAD […]