5 Tabo Oo Ku Saabsan Aqbalaadda Google Adsense Sida Google AdSense lacag cadaan ah looga sameeyo waa mid ka mid ah mawduucyada loogu raadinta badan yahay Google-ka, iyadoo dad badani ay waydiiyaan su’aalo ay ka mid yihiin: Sidee baan Google AdSense lacag uga samayn karaa? Sidee buu Google AdSense si degdeg ah igu aqbali karaa? […]
Sidee Ganacsigaaga E-Commerce-Ga Ah U Xoojin Kartaa, Adigoo Adeegsanaya “Facebook Page” Facebook ayaa loo tixgaliyaa inuu yahay baraha bulshada ugu muhiimsan uguna caansan adduunka, iyadoo tirada isticmaaleyaasheeda ay kor u dhaafeyso 2 bilyan oo qof, waana tiro aad iyo aad u layaab leh. Sababtan awgeed, in facebook ganacsi ahaan looga faa’idaysto waa mid lama huraan […]
E-Commerce: Sida Loo Doorto Fikradda Dukaan Online Ah Ma doonaysaa in aad bilowdo dukaan online ah oo adiga kuu gaar ah? Ma hiigsanaysaa inaad kordhiso dakhligaaga oo aad sahamiso il cusub?, Mase maqashay dadka online-ka kumaanta kun ee doolar bishii ka sameeya?, Hagaag, hadaba ma jeclaan lahayd inaad ku biirto dadkaa?. Inkastoo hiigsigaas uu yahay […]
3 Mashruuc Oo Aad 2024 Bilaabi Karto (3 Mashruuc 2024) 3 mashruuc 2024 – Waxaa jira dad badan oo haatan raadinaya fikrad mashruuc oo guul leh, isla mar ahaantaana aan u baahnayn wax rasamaal ah, ama rasamaal yar, hasa yeeshee aad ayay u adagtahay in la helo, lana hirgaliyo mushruuc guul leh isla mar ahaantaana […]
Hage Dhamaystiran Oo Kugu Hagaya Sidii Aad U Bilaabi Lahayd Mashruuc Guulaysta 2024 Bilaabidda mashruuc guulaysta 2024, waxay u baahan tahay dadaal maskaxeed, iyo mid jidheedba, iyadoo la raacayo tillaabooyin gaar ah oo qayyaxan oo ka shaqeynaya sidii uu mashruucu u guuleysan lahaa, laga bilaabo helidda fikradda, qorsheynta, suuqgeynta, ilaa hirgalinta. Bilaabidda Mashruuc Guulaysta 2024 […]
Su’aalo Si Guud Ugu Saabsan Ganacsiyada Yaryar Iyo Sida Loo Bilaabi Karo Bilaabidda ganacsi yar oo guul leh ayaa ah mid ka mid ah fursadaha ugu wanaagsan ee dhalin karta il dakhli labaad, oo muddo kadibna noqon kara mid sugan. Waxayna soo uruurunay su’aalaha ugu caansan ee laga yidhi bilaabidda ganacsi yar oo guul leh, […]
Siyaabaha Ugu Fiican Ee Aad Lacag Uga Samayn Karto Programming-ka Haddii aad tahay qof doonaya inuu ogaado siyaabaha ugu fiican ee aad lacag uga samayn karto programming-ka, waxaa tahay qof doonaya inuu si dhab ah lacag uga sameeyo programming-ka, taasoon qormadeena maanta aynu uga hadlayno. Haddi aad tahay qof bilaw ku ah dunida programming-ka (barnaamij-samaynta) […]
Sidee Buu YouTube-ku U Shaandheeyaa Una Soo Bandhigaa Muuqaalada? Haddii aad rabto inaad lacag ka samayso YouTube-ka isla markaana aad rabto inaad hesho daawadayaal badan, muddo gaaban gudaheed, markaa hubaal waa inaad ogaataa waxyaabaha muuqaaladaada ka dhigaya kuwo natiijo fiican keena. Waxaa jira arrimo badan oo muuqaalada YouTube-ka la soo dhigo qaarkood ka dhigaya kuwa […]
Sideed Ku Noqon Kartaa Blogger Guulaysta? Haddii aad rabto inaad noqoto blogger guulaysta, hubaal waa inaad marka hore noqotaa akhriste wanaagsan, si aad xogaha aad u soo bandhigayso bulshada ama aad u soo turjumayso aad marka hore u hesho. Marka aad soo gaadho su’aashan ah “sideed ku noqon kartaa blogger guulaysta” waa maankaaga ku soo […]
Waa Maxay Ujeedooyinka Loo Curiyo Nuxurka, (Ujeedooyinaka Content Creation-Ka)? Sidee loo curiyaa nuxur keensanaya in lacag laga sameeyo?, su’aashan ayaa muddadii ugu danbaysay ku soo badanaysay dhalinyaro badan oo dalkii ku nool, igadoo ujeedkoodu inta badani ay tahay in lacag uun ay sameeyaan, laakiinse su’aasha ka sii muhiimsan isla mar ahaantaana ay tahay inaad jawaab […]