Baro 3-dan Xirfadood Xirfadahan hoose hadaad baratid, waxaad noqoneysaa qof loo baahanyahey oo abuura ganacsi online ah taas oo kuu saamaxeyso in adoo gurigaaga joogo aad online ku shaqaysatid. Qofkasta wuxuu jecelyahey in uu sameysto ganacsi si uu u gaaro xoriyad dhaqaale iyo mid waqti. Fursadaha maanta online ka banaan aad bey runtii u badan […]
Fursad waxbarasho ( Google Skillshop ) Google skillshop waa barnaamij ay bixiso shirkada Google taas oo aad ka heli karto fursad waxbarasho oo ku saabsan Digital Marketing ka . Waxaad wax ku baran doontaa qaab online ah adoo helayo dhamaan waxyaalaha aas aasiga u ah howshas. Maqaalkan waxaa kugu soo gudbin doonaa dhamaan xogtan fursadan […]
Sidee Loo Noqdaa Freelancer 2022 ? Freelancing-nimada waa fursad cajiib ah oo ku saamaxeyso in ay wax badan ka badasho qaabka aad hada u shaqeysid. Waa fursad kuu saamaxeyso in aad shaqeysatid adoo gurigaaga joogo ama dalxiis ku maqan. Kaliyah waxaa ubaahan tahey in aad internet haysatid iyo computer. 2022 maalin ay ka fududahey […]
(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Fursadaha maanta online-ka ka banaan waxaa ka mid ah Blogging ka. Waxaa bilkasta ka shaqeysan kartaa $100-$3000. Aniga waxaan ka mid ah dadka lacag fiican ka sameeyo Blogging-ka. Shaashadan hoose waa lacagta aan ka sameeyo Google Adsense ga . Hadaba, waxaan rabaa in aan maqaalkan kugu soo gudbiyo […]