Sideen U Bilaabaa Ganacsiga E-Commerce Ah? Marka aad rabto inaad bilawdo ganacsiga e-commerce ahi, waxaa jira dhinacyo badan oo aad u baahan oo ay tahay inaad tixgeliso, hasa yeeshee su’aasha ugu muhiimsan ee ay tahay inaad jawaab u hesho ayaa ah, waxa aad rabto inaad iibiso?. Guusha sii kordheysa ee uu xaqiijinayo ganacsiga e-commerc ahi, […]
Waa Maxay Xayeysiisyada Google (Google Ads)? Waa maxay sababta xayeysiisyada Google muhiim u yihiin?, waa su’aal ay is-weydiiyaan dad badan oo suuqgeynayaal ah, gaar ahaan kuwa ku cusub suuqgeynta ee ku jira suuqa ganacsiga e-commerce-ga. Halka qaar kalena ay is-weydiiyaan waa maxay sababta aan lacag ugu kharash garaynayno xayeysiisyada Google inagoo awoodna inaan si bilaash […]
3 Fikradood Oo Aad Lacag Ka Samayn Karto Xittaa Adiga Oo Aan Guriga Ka Bixin 3-dan fikradood ee aynu ka hadli doono –eebe idamkii- waa 3-da fikradood ee ugu fudud uguna degdega badan ee internet-ka lacag looga sameeyo, adigoo xittaa jooga dalkii hooyo, misna jooga gurigiisa iyo goobihiisa kale ee shaqo. Sidoo kale waxaan 3-dan […]
Waa Maxay Noocyada Digital Products (Badeecadaha Dhijitaalka Ah) Ee Ugu Muhiimsan? Isla Mar Ahaantaana Aad Passive Income Ka Samayn Karto Sanadihii la soo dhaafay, suuqa alaabooyinka dhijitaalka ah (Digital Products) ayaa kor u kacay, oo ay ugu horrayso samaynta koorsooyinka online-ka ah, hase ahaatee, koorsooyinka online-ka ah ma ahan nooca kaliya ee ka mid ka […]
Koorsada: Mid Ka Mid Ah Digital Products (Badeecadaha Dhijitaalka Ah) Sanadihii la soo dhaafay, suuqa alaabooyinka dhijitaalka ah (Digital Products) ayaa kor u kacay, oo ay ugu horrayso samaynta koorsooyinka online-ka ah, hase ahaatee, koorsooyinka online-ka ah ma ahan nooca kaliya ee ka mid ka ah noocyada Digital Products. Run ahaantii, waxaa jira ilaa dhowr […]
Blogging: Khuraafaadka Iyo Xaqiiqooyinka Laga Sheegayo Iyo Sida Loo Bilaabo Waxaynu ognahay in dadka badidoodu ay adeegsadaan baraha bulshada, ama ay booqdaan goobaha kale ee internetka ee dhijitaalka ah, halkaas oo ay ku arkayaan dadyaw ku nool nolol-maalmeedka cajiibka ah ee ay ku riyoon jireen. Had iyo jeer waxaan aragnaa sawirro iyo muuqaallo la qaaday […]
Miyay adag tahay inaad ka shaqaysato ganacsiga e-commerce-ga ah? Miyay adag tahay inaad ka shaqaysato ganacsiga e-commerce-ga ah?. Ugu horrayn, goobtan ganacsiga e-commerce-ga ahi waxay leedahay magacyo badan, sida “ganacsiga elektaroonigga ah, e-ganacsi”, waana ganacsiyadii maxalliga ahaa oo loo bedelay mid elektaroonigga ah, iyadoo hawlgaladoo dhami ka dhacayaan internet-ka dhedeeda, laga bilaabo wax iibsiga, gadashada, […]
Sida Lacag Looga Sameeyo Ama Looga Faa’idaysto “Facebook Reel” Sida lacag looga sameeyo barta Facebook-ga ee Reel ayaa ah xog ay xiiseeyaan qaar badan oo ka mid ah hal-abuurayaasha nuxurka, iyadoo dhawaanahan ay soo baxeen barnaamijyo la mid ah reel, kuwaas oo soo jiitay dhallinyaro badan, gaar ahaan iyadoon ujeeddadeedu aanay ahayn keliya maaweelo, balse […]
Sida Loo Bilaabo Olole Xayaysiimeed Oo Dhijitaal Ah Ololayaasha xayaysiisyada dhijitaalka ah waxay dhisaan wacyigelin iyo ururo togan oo dhan ah shirkada, alaabteeda iyo adeegyadeeda, misna waxay kordhisaa gaadhista tirada ugu badan ee daawadayaasha, iyadoo la filayo in ay gaadho natiijooyin la taaban karo, oo la qiyaasi karo. Si fudud, ololaha xayaysiisku waa dadaalka istiraatijiyadeed […]
3-da Siyaabood Ee Ugu Sarreeya Ee Aad Internetka Lacag Uga Samayn Karto Dhab ahaantii waxaa jira siyaabo badan oo dhab ah oo lacag looga sameeyo internetka. Malaayiin dad ah ayaana lacag ka sameeya internet-ka maalin kasta, Waxaana jira fikrado ganacsiyeed oo badan oo aad isku dayi karto inaad lacag ka samayso adigoo gurigaaga jooga oo […]