Waa Maxay Content Creator? Iyo Noocyadiisa Ma tahay fikrad wanaagsan in wakhti xaadirkan la noqdo content creator? Noqoshada contebt creator wax-ku-ool ah waxay noqon kartaa safar xiiso leh. Aan ku bilowno safarkeena maqaalkan oo aan kaga hadlayno waxa laga wado content creator iyo noocyadiisa. Waa Ayo Content Creator? Waxaa laga yaabaa inaad internet-ka in badan […]
Shaqayso adigoo gurigaaga jooga (6 shaqo) Waayadan dabne, waxaa caan noqotay in guriga laga dhex shaqaysto, badalkii la shaqo tagi lahaa, shaqayso adigoo gurigaaga jooga. Waxaa jira sababo badan oo lagu doonayo dabacsanaanta uu ganacsiga gurigu bixin karo. Haddii isbeddelka hab-nololeedku yahay waxa aad raadinayso, markaa waxaad u baahan doontaa inaad si fiican u eegto […]
Maxaad U Baahan Tahay Si Aad Lacag Uga Samayso Google Adsense Maqaalkan, waxaynu ka hadlaynaa waxyaabaha aad u baahan tahay si aad lacag uga samaysid google adsense. ka hor intaynaanu u guda galin maqaalkeenan aynu dul istaagno waxa laga wado google adsense. Waa Maxay Google Adsense? Google adsense waa madal ay leedahay shirkadda Google oo […]
Sidee Loo Go’aamin Karaa Dadka La Beegsanayo? Aragtida hore, waxa laga yaabaa inay u muuqato mid adag, Laakiin dhab ahaantii, Ma dhaafsiisana wax aan ahayn su’aalo iyo dariiqyo, oo kuu sahlaya inaad hesho hage dhammaystiran oo ku aadan dabeecadda iyo shakhsiyaadka macaamiishaada, si aad u go’aamiso. 1) Waa Ayo Macaamiishaadu? Talaabada ugu horeysa ee lagu aqoonsanayo Dadka […]
3 Siyaabood Oo Aad Lacag Uga Samayn Karto Blog-Kaaga Miyaad marna ku fikirtay inaad blog samaysato oo aad lacag ka sii samayso? Se hadii aad ku fikirtay ma xaqiijisay, mise wali waa riyo un. Hagaag, ma waxaad rabtaa inaad ogaato siyaabaha ugu fiican ee aad lacag uga samayn karto blog-kaaaga? Haday jawaabtaadu tahay “HAA” dhamaystiro […]
Sababaha Loo Bartilmaameedsado Dadka La Beegsanayo Bartilmaameedka aad dadka la beegsanayso waxay hubinaysaa in dadaalkaaga, laga bilaabo suuq-geynta ilaa adeegga macaamiisha, uu gaaro heerarka ugu sarreeya ee suurtogalka ah, iyada oo aan waxba lagu khasaareyn. Waxaana Ka Mid Ah: 1) Kala Qaybinta Suuqa La Beegsanayo Ka dib markii aad sameyso aragti kore oo ku saabsan suuqa […]
Waa Ayo Dadka Aad Beegsanayso? Mashruuc kastaa waxaa lama huraan ah inuu la kulmo caqabado iyo dhibaatooyin kala duwan oo u gaar ah, Haddii aad tahay ganacsade, waxaan shaki ku jirin in qeexida dadwaynaha aad beegsanayo ay tahay mid ka mid ah caqabadaha ugu horreeya ee ay tahay in la xalliyo. Waayo shacbku waa sababta […]
Waa Maxay Barnaamijyada Ugu Fiican Ee Loo Adeegsado Vector Graphics? Naqshadeynta ayaa noqotay mid ka mid ah waxyaabaha sida weyn ugu faafay internetka, gaar ahaan naqshadeynta garaafyada, iyadoo ay kor u kacday xiisaha naqshadeynta ka dib markii ay suurtagashay in lacag laga sameeyo naqshadeynta, iyadoo la iibinayo naqshado lagu sameeyo barnaamijyada naqshadeynta garaafka. Maqaalkan, waxaan […]
Waa Maxay Barnaamijyada Ugu Fiican Ee Loo Adeegsado Raster Graphics? Haddii aad tahay graphic designer bilow ah, ama khabiir ku graphic design-ka, isticmaalka ama adeegsiga barnaamijyada Graphic Design-ka ugu fiican waa arin mudan in la tixgaliyo, si aad u muujiso kartidaada iyo hal-abuurkaaga ku aadan graphic design-ka, oo aad u badasho fikradaha maskaxdaada ku jira […]
Waa Maxay Faraqa U Dhexeeya Suuqgeyninta Iyo Iibinta? Qaar badan ay u arkaan suuqgeyntu inay la mid tahay iibinta, xayaysiinta, ama xayaysiinta ganacsiga, Waxaana jira erayo badan oo dhanka suuq-geynta iyo iibinta ah, Qaarkood aad bay isku shabahaan, oo maraka qaar waxaa dhacda in ay keenaya jahawareer xagga fahamka iyo adeegsiga erey kasta. Maqaalkan, waxaan […]