Aaladaha Uu U Baahan Yahay Ganacasiga E-Commerce-ga Ah Maanta hadaadan joogin interneedka adigoo ah ganacsade, waan ka xumahay, waxaa ku dhaafay fursado aad iyo aad iyo aad u badan, ganacsiga e-commerce-ga ah wuxuu qof walbaa fursad u siinayaa inuu wax soo saarkiisa u iib geeyo aduunka, sidoo kale waa buundo isku xirta macmiilka iyo ganacsiga, […]
Xubnaha Uu Ka Kooban Yahay Ganacsiga E-Commerce-Ga (Ganacsiga Elektaroonigga Ah) Tan iyo markii ay bilaabmatay isticmaalka Internetka ilaa iyo maanta, dunida waxaa ka dhacay isbedelo baaxad weyn leh, gaar ahaan habka wax-is-weydaarsiga badeecadaha iyo adeegyada. Suuqyadii maxalliga ahaa waxa ay isu rogeen suuqyo casri ah oo si xawli ah uga socda caalamka, maanta waxa aad […]
Waa Maxay Sababta “WordPress” Uu U Yahay Xalka Ugu Fiican, Marka Ay Timaado Bilaabidda Dukaan Online Ah? Weligaa ma ku fikirtay inaad samaysato ood yeelato dukaan online?, haday jawaabtaadu “HAA” tahay, markaa iyada ah waxaa laga yaabaa inaad raadinayso goob ku habboon isla mar ahaantaana si fiican ula jaanqaadi doonta dukaankaaga online-ka ah. Su’aal kale, […]
Website-kaaga Maalin Kasta U Hel 1,000 Qof Oo Booqdayaal Ah Waxaan filayaa in saaxiibo badan ay si weyn u danaynayaan muwduucan, oo ay rabaan inay website-kooda u helaan booqdayaal badan, hasa yeeshee aysan garanayn meel ay wax ka bilaabaan iyo sida ya wax u bilaabaan. Sideed website-kaaga Maalin Kasta U Hel 1,000 qof oo Booqdayaal […]
10-kii Domain Name Ee La Iibsaday Ee Ugu Qaalisanaa Adduunka Ganacsiga Domain Name-ku maaha ganacsi cusub, waxaana jira dad badan oo iibsada domain name-ka, siina iibiya oo ka macaasha, hasa yeeshee waxaa laga yaabaa inaad la yaabto markaad ogaato inay jiraan dad lacag badan ku sameeya iibinta domain name-ka oo kaliya, heer domain name-yada qaarkood […]
Sideed $50 Maalintii Uga Shaqaysan Kartaa Google Adsense? Kasbashada $50, $100, ama xitaa $200 ma aha wax aan macquul ahayn! Waxaa jira dad badan oo bloggers-yo ah kuwaas oo maalinkastaa lacag xaddigan oo kale ah, ama ka badanba, adiguna waad ka mid noqon kartaa dadkaas. Waxa kaliya ee aad u baahan tahay waa inaad dajisato […]
Waa Maxay SEO? Sideese Buu U Shaqeeyaa? Waana Maxay Search Engine-nada Ugu Caansan Adduunka? Internetku waa duni aad u ballaadhan, Waana il muhiim ah oo laga helo macluumaadka iyo xogha, waxayna ku dhowdahay inay noqoto isha kaliya ee laga xigto gebi ahaanba, sababtuna waa sahlanaanta helitaanka macluumaadka iyada oo ay ugu wacan tahay makiinadaha raadinta […]
Sababta Ay Muhiim U Tahay Wanaajinta SEO-ga? Hadii aynu soo koobno: Search Engine-nada ayaa ah isha ugu weyn ee keena booqdayaasha. Sawirkan, waxaan ku muujinaynaa ilaha kala duwan ee laga helo booqdayaasha website-yada. Sida aad arki karto, ku dhawaad ​​60% booqdayaasha caalamiga ahi waxay ka yimaadaan Google, haddii la isku darona dhamaan search engine-nada kale […]
9 Fikradood Oo Aad Lacag Dheeraad Ah Ka Samayn Karto, Adigoo Watta Shaqadaada Qaar badan oo naga mid ah ayaa isku daya inay raadiyaan habab hal abuur leh oo dabacsan oo u suurtagalinya inay helaan lacag dheeraad ah, iyagoo watta shaqadooda. Raadinta iyo ka shaqaynta shaqooyin fudud, waa sida ganacsi yar oo barbar socda shaqadaada. […]
Muhiimadda Uu Leeyahay Website-ku Wakhti xaadirkan, suurtagal ma aha inuu qofku yeesho ganacsi, isaga oo aan lahayn webiste, maxaa yeelay macaamiishu waxay booqdaan website-yada si ay wax uga ogaadaan macluumaadka ku saabsan alaabta ama adeega ay rabaan inay iibsadaan. Hadaba waxaa lagama maarmaan ah in qofkasta oo ganacsi leh uu yeesho website ay ku jiraan […]