Sideed Website-Kaaga Uga Dhigi Kartaa Mid Ka Soo Muuqda Kaalamaha Koowaad Ee Natiijooyinka Raadinta Google Shaki kuma jiro in qof kastaa uu rabo inuu ka soo muuqdo kaalmaha koowaad ee natiijooyinka raadinta Google, waxaana jirta sababo suurtagalinaysa midatan. Dabcan qof kastaa wuu ogyahay in joogitaanka kaalmaha hore ee natiijooyinka raadinta Google ay ka dhigan tahay, […]
Qoraalka: Siyaabaha Ugu Wanaagsan Ee Lacag Looga Samayo Wax-Qorista 2023 Qoraalku waa mid ka mid ah hababka aasaasiga ah ee internetka lacag looga sameeyo, ka sokow inuu yahay hab wax ku ool ah oo lagu cabbiro fikradaha iyo dareenka, gudbinta aqoonta iyo khibradaha, ballaarinta fahamka iyo wacyiga, sidoo kalena waa il dhaqaale oo wanaagsan. Qoraalku […]
Sideen Ku Doortaa Nooca Ganacsiga E-commerce-ga Ah Ee Igu Habboon Si aad u ogaato takhasuska ugu fiican ee ku habboon awoodahaaga, xirfadahaaga, iyo rabitaankaaga akadeemiyadeed, isla hadda Gelle Bashir la qabso kulan la tashi ah. Astaamaha Shakhsi Ahaaneed Ee Hormuudka U Ah Ganacsiga E-Commerce-Ga Ah Haatan, waxaan ku weydiin doonaa dhowr su’aalood, kuwaasoo ku saabsan […]
Maxay Yihiin Qodobada Guusha Leh Ee Hadii La Raaco Uu Guulaysan Karo Ganacsigan E-Commerce Ah? Wakhtiga iyo waayuhuba waa ay is bedeleen, waxaana aad u soo kordhay tirada dadka raba inay dhaqaala ahaan madax-bannaanaadaan, internetkuna waxa uu kaalin weyn ka qaatay fududaynta ka midho-dhalinta yoolkan, maadaama ganacsiga e-commerce-ga ahi uu yahay mid ka mid ah […]
Adeegyada Aynu Bixinno Adeegyada aynu bixino waxay kaalin weyn ka qaadanayaan hirgalinta mashaariicyada cusub ee la hiigsanayo, gaar ahaan mashaariicyada online-ka ah, maadaama mashaariicyada onilne-ka ah ay yihiin mashaariicyo si weyn ula kulma shacbiyadda badan. Maqaalkan, Waxaynu kaga hadli doonaa qaar ka mid ah adeegyada aynu bixino, kaawsoo kala ah: Web Design & Development, Branding […]
Sideed Ku Noqon Kartaa Suuqgeeye Hal-Abuur Leh Markii ay kordheen tirada dadka leh ganacsiyada iyo mashaariicda cusub iyo dadka saamaynta ku leh baraha bulshada, suuqgeyntu waxa ay noqtay mid ka mid ah ilaha dhaqaale ee ugu muhiimsan internetka wakhti xaadirkan. Waxaa jira siyaabo badan oo lagu noqon karo suuqgeye hal-abuur leh oo xirfad leh, hasa […]
Elon Musk Ayaa Ku Maadsaday Threads, Isagoo Yidhi “Threads Waa Instagram Oo Bilaa Sawir Ah!” Ka dib markii uu soo baxay app-kan cusub ee “Threads” ee raacsan shirkadda Meta, kaasoo si toos ah ula xifaaltamaya “Twitter-ka”. bilyaneerkan Maraykan ah ee Elon Musk, Milkiilaha “Shinbirta Buluuga Ah (Twitter)“, ayaa aamusnaantii uu ku jiray ka baxay, isagoo […]
Waa Maxay Sababta Uu “Threads” Muddo Gaaban Gudaheed Ugu Soo Jiiteen Malaayiin Isticmaaleyaal Ah? Waxa uu Mark Zuckerberg sheegay in soo saaristii app-kan saacado kadib uu gaadhay wax ka badan 30 Milyan oo isticmaale ah. Mark Zuckerberg, oo ah madaxa fulinta Meta, sidoo kalena leh Facebook, ayaa sheegay in app-ka Threads uu gaadhay ilaa 10 […]
Mid Ka Mid Ah Ganacsiyada Elektarooniga Ah Ee Guulaystay “Amazon” Ganacsigan ee aynu xusi doono –eebe idamkii- waa ganacsi online ah ama elektaroonig ah ama e-commerce-ah (waa isla halkiiyee) kaasoo in muddo ah suuqa ku jiray, isagoo ku guulaystay ganacsigan, ka miradhaliyay hadafkiisii. Si kastaba ha noqotee, ganacsiga aynu ka hadlaynaa waa “Amazon” waxayna ka […]
Talooyin Ku Aadan Sidii Aad Ganacsi Meel Eber Ah Uga Bilaabi Lahayd Ka bilaabidda ganacsi meel eber ah waxay noqon kartaa hawl adag, hasa yeeshee hadii tubta saxda ah la raaco, wuxuu ganacsigu dhalin karaa guulo waa-weyn oo badan. Halkan waxaa ah qaar ka mid ah talooyin iyo tusmooyin oo ku saabsan sidii aad ganacsi […]