Mid Ka Mid Ah Ganacsiyada Elektarooniga Ah Ee Guulaystay “Amazon” Ganacsigan ee aynu xusi doono –eebe idamkii- waa ganacsi online ah ama elektaroonig ah ama e-commerce-ah (waa isla halkiiyee) kaasoo in muddo ah suuqa ku jiray, isagoo ku guulaystay ganacsigan, ka miradhaliyay hadafkiisii. Si kastaba ha noqotee, ganacsiga aynu ka hadlaynaa waa “Amazon” waxayna ka […]
Talooyin Ku Aadan Sidii Aad Ganacsi Meel Eber Ah Uga Bilaabi Lahayd Ka bilaabidda ganacsi meel eber ah waxay noqon kartaa hawl adag, hasa yeeshee hadii tubta saxda ah la raaco, wuxuu ganacsigu dhalin karaa guulo waa-weyn oo badan. Halkan waxaa ah qaar ka mid ah talooyin iyo tusmooyin oo ku saabsan sidii aad ganacsi […]
3 Fikradood Oo Ku Saabsan Curinta Muuqalada YouTube Curinta Muuqalada YouTube iyo inaad samayso muuqaallo guulo leh ma aha mid fudud, gaar ahaan haddii aad tahay qof bilow ah, isla markaana aanad khibrad badan u lahayn samaynta muuqalda. Waxaa jira xeelado iyo istaraajiyado loo maro curinta muuqaalada youtube, kuwaasoo kaa caawinaya inaad hesho daawadayaal badan, […]
Ganacsiga E-Commerce Ahi Ma Yahay Ganacsi Faa’iido Leh? Ganacsiga e-commerce ahi ma yahay ganacsi faa’iido leh? “HAA“, ganacsiga e-commerce-ga ahi ama ganacsiga elektaroonigga ahi waa ganacsi aad u faa’iido badan oo faa’iido leh, hasa yeeshee wuxuu u baahan yahay sii socosho, dabagal iyo feejignaan. Haddii aadan weli ku qanacsanayn in ganacsiga e-commerce-ga ahi uu faa’iido […]
Miyay Tahay Inaad Isla Wakhti Xaadirkan Aad Bilawdaa Ganacsi E-Commerce Ah? Ma jiro amase way yar tahay maqaal ama qormo ka hadlaya “SIYAABAHA INTERNET-KA LACAG LOOGA SAMEEYO“, oo aan kaalinta koowaad ku jiran “GANACSIGA E-COMMERCE-GA AH“, waxaanna wada ogsoon nahay in ganacsiga e-commerce-ga ahi uusan wakhti xaadirkan kaliya ahayn doorasho furan, ee uu yahay doorosho […]
Su’aalaha Ugu Muhiimsan Ee Laga Yidhi Lacag Samaynta Internet-Ka Maqaalkan, waxaynu isla eegi doonaa –eebe idamkii- su’aalaha ugu badan ee laga yidhi “Lacag Samaynta Internet-ka“, kuwaasoon ka eegi doono dhinacyo badan. 1. Lacag Samaynta Internet-ka Ma Wax Jiraa? Lacag Samaynta Internet-ka waa wax jira, oo xaqiiqo ah, (ku qanac ama ha ku qancin) waxaana jira […]
Waa Maxay Faraqa U Dhexeeya Ganacsiga Elektaroonigga Ah Iyo Ganacsiga Dhaqameedka Ah? Shaki kuma jiro in ganacsigu uu haatan yahay laf-dhabarta dhaqaale kasta oo adduunka ka jira maanta, maadaama uu ku tiirsan yahay mabda’a aasaasiga ah ee shaqada, kaas oo ah is-weydaarsiga badeecadaha, adeegyada iyo lacagta si loo helo faa’iidada ugu badan ee suurtogalka ah, […]
Fikradda Ah “Lacag Samaynta Internet-ka” Sidee internet-ka lacag looga sameeyaa? waa su’aal xiiso leh, una baahan in fiiro gaar ah loo yeesho, loona arko siyaabo kala duwan, maxaa yeelay ilaa hadda waxaa jira dad aaminsan in aan internet-ka lacag laga samayn, oo fikir khaldan ka haysta “Lacag Samaynta Internet-ka“, iyo dad kale oo ku wareersan […]
Maxay Badanka Dadku Ugu Guuldaraystaan Dhisidda Mashruucooda Cusub? Maxay Badanka Dadku Ugu Guuldaraystaan Dhisidda Mashruucooda Cusub? Waa su’aal run ahaan tii la is-weydiiyo, isla mar ahaantaana u baahan jawaabo cad. Waxaa la sheegaa in boqolkiiba sagaashan mashaariicyada cusub ay guuldarraystaan isla sanadkoodii hore. Mid ka mid ah daraasadihii la sameeyay ayaa muujinaya in boqolkiiba sagaashan […]
Faa’iidooyinka Uu Leeyahay Website-Ku Waxaa jira sababo badan oo ku kalifay qofka inuu yeesho website, haba ugu horraysa “LACAG SAMAYNTA”, iyadoo ay dad badani u janjeersadeen dhankaa iyo tignoolajiyadda, taasoo saamaxday inay ganacsiyo badan oo maxalli ahaa (dhaqameed), isu bedeleen ganacsi online ah, waxaana taa suurtagalisay yeelashada website, maantana waxaynu ka hadlaynaa –eebe idamkii- faa’iidooyinka […]