BARO XIRFADDA FOREX, KOORSO DHAMMAYSTIRAN WAXAD KU BARAN DOONTAA:
1. Faham Forex Bilowga ( Forex Basic Concept )
1.1 Hordhac ( Introduction + Course Outline )
1.2 Waa Maxay Forex Online ?
1.3 Ereybixinta Forex ( Terminology Of Forex )
1.4 Tradingview Diyaarso ( Tradinview SetUP )
1.5 Qaab dhismeedka Shumaca ( Candle Formation )
2. Taxliilinta Farsamo ee Suuqa ( Technical Analysis )
2.1 Suuq jihaysan ( Trend Market )
2.2 Sayladda Suuqa ( Demand & Supply Zones)
2.3 Isle’egta iyo beenguurka suuqa ( Liquidity & Manipulation )
2.4 Doorka Nasashada Suuqa ( The Role Of Countertrend Break )
2.5 Isku xirka Nidaamka ( Law & Order Strategy )
2.6 Higher Time Frame Trade ( Scenario 1 )
2.7 Lower Time Frame Trades ( Scenario 2,3&4 )
3. Maamulidda Khatarta Maaliyadeed ( Risk Management )
3.1 Maamulidda Khasaaradda iyo Faaiidada ( Profit & Loss )
4. Maskax Diyaarinta Ganacsadaha ( Mindset & Psycology of Trading )
4.1 Qorshe Maskaxdiyaarin Iyo Dhisidda Caado Fiican(Build Strong Mindset)
5. Taxliilinta Dhaqaale ee Suuqa ( Fundemental Analysis News )
5.1 Wararka Suuqa Dhaqaajiya ( News/ Fundamental Analysis )