Course kaan waxaad ku barandoontaa Asaasiyaad Git and Gthub iyo sidoo kale Vercel adigoo ka bilaabi doona bilow qaadandoonna moocduucyada ugu muhiimsan. Sidoo kale course kaan waxaad ku qaadan doonntaa 1 projects si aad Si wacan ugu practice-gareyso git skills kaaga. Coursekaan Waxaa qaadan kara Qofwalba oo wax uun ka yaqaan coding-ka gaar ahaan HTML, CSS iyo Javascript. Sidoo kale coursekaan waa tixanaha courses barashada Web Development oo Full Courses bilow ilaa dhamaad.