Course kaan waxaad ku barandoontaa Asaasiyaad HTML iyo Css adigoo ka bilaabi doona bilow, qaadandoonna moocduucyada ugu muhiimsan. Sidoo kale course kaan waxaad kudhisi doonntaa 2 Project iyo 3 Website. Coursekaan Waxaa Qofwalba oo raba inuu barto Web Development. Sidoo kale coursekaan waa tixane course barashada Web Development oo Full Courses bilow ilaa dhamaad ee barashada Web Development.
Module 1. HTML Introduction
Qeybtaan oo ah qeybta ugu horeysa courseka waxaad ku barandoontaa HTML oo aad ku dhisi doontid 2 Website adigoo kaliya isticmaalayo HTML sidoo kale waxaad qaadandoontaa dhamaan moocduucyadaan ku xusan:-
HTML Introduction.
HTML Structure Explained.
Heading and Paragraphs in HTML.
Comments, br and Empty Tag.
Make Links in HTML.
Embed Videos in Your Website.
Embed Youtube Videos in Your Website.
HTML Lists Explained.
Semantic HTML with Simple Website.
Simple Website only HTML.
Blogging Website in HTML only.
Blogging Website Completed.
HTML Forms.
Module 2. Introduction to CSS
Qeybtaan oo ah qeybta 2aad ee courseka waxaad ku barandoontaa CSS oo aad ku dhisi doontid 2 Project adigoo isticmaalayo HTML iyo CSS sidoo kale waxaad qaadandoontaa dhamaan moocduucyadaan hoos ku xusan:-
Introduction to CSS.
Color and Text Formatting in CSS.
Backgrounds in CSS.
Style with CSS.
Responsive Website.
Profile Card Design HTML.
Profile Card Style in CSS.
Psuedo Classess in CSS.
Animations and Transforms in CSS.
Signup and Signin Project in HTML and CSS.
Module 3. HTML and CSS (Real State Website)
Qeybtaan oo ah qeybta 3aad ee courseka waxaad ku barandoontaa sidii aad u dhisi lahayd Website dhamaystiran adigoo isticmaalayo HTML and CSS, waxaan u qeybin doonnaa qeybahaan hoos ku xusan.
Real State Website – Demo.
Real State Website – Header HTML
Real State Website Header Style – CSS
Real State Website Grid and Flex Explained.
Real State Galleries Section and About Section.
Real State Testimonials Section.
Real State Website Navigaton Fixed and Testimonials Style
Real State Website Footer
Real State Responsiveness Implemented.
Module 4. Deployment
Qeybtaan oo ah qeybta 4aad ee courseka ahna qeybtii ugu danbeysay courseka waxaad ku barandoontaa aad websitekii aad sameysay aad internet u dhigi lahayd si aad dadka ula wadaagto una isticmaalaan websitekaada.
Deploy Real State Website.