GELLECRYPTO: Shirkad Aan Dhawaan Daahfurnay

  • August 21, 2024
  • Comment 0

GELLECRYPTO: Shirkad Aan Dhawaan Daahfurnay

GelleCrypto waa shirkad ka shaqeysa sarrifka lacagaha cryptocurrency-ga.

Iyadoo ujeedkeedu yahay inay bulshada soomaaliyeed ka haqab tirto caqabadda xoogan ee ka haysata inay helaan lacago cryptocurrency ah.

Shirkaddu waxay bixisaa adeegyo fudud oo ammaan ah oo loogu talagalay sarrifka lacagaha dijitaalka ah, iyadoo diiradda saaraysa sarifka u dhaxeeya lacagaha fiat-ka ah iyo lacagaha cryptocurrency-ga ah.

Fiat-ku waa lacagaha ay dawladuhu daabacaan, sida Doolarka, Yuurada, Soomaali Shilinka, iwm.

Shirkaddu waxay ku dadaalaysaa inay kaalin weyn ka qaadato isticmaalka, iyo fahamka lacagaha cryptocurrency-ga ah.

GelleCrypto waa shirkad u heellan sarrifka lacagaha cryptocurrency-ga, taas oo bixisa adeegyo hufan oo ammaan ah.

Adeegyada aad shrikadeena ka heli karto, waxaa ka mid ah, uguna weyn sarifka lacagaha cryptocurrency-ga, adigoo doolar u bedelan kara cryptocurrency, cryptocurrency-na u bedelan kara doolar, isla mar ahaantaana adeegsanaya dijital wallet-yada dalkii ka shaqeeya, sida EVC Plus, Zaad, E-dahab, iyo wixii la mid ah.

Waxaa intaa dheer, inaad shirkadeena ka heli karto talooyin iyo tababarro joogto u badan, oo la xidhiidha sidii loogu guulaysan lahaa suuqan lacagaha cryptocurrency-ga ah.

Ku dooro shirkadeena, degdegsiimada, amaanka, badqabka lacagaha, qiimaha ugu macquulsan suuqa, iyo helidda adeeg hufan.

Booqo website-keena ah “gellecrypto.com”, ama nagala soo xidhiidh whatsapp numberkeenan ah +252 90 432 1044, oo bilaw safarkaaga cusub ee ku aadan maalgashiga cryptocurrency.

Our Services

  • Website Design
  • Business Consulting
  • Digital Marketing

Our Courses

  • Crypto Bilaw Ilaa Dhamaad Af:Somali Course
  • Ecommerce & Marketing Course
  • Graphic Design Course-Master Class
  • Video Editing in CapCut | Beginner to Pro | Desktop + Mobile Course
  • Basic Computer And Office Mastery
  • Blogging Google AdSense Course
  • Somali Alibaba Online Course

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

×