Current Status
Not Enrolled
Price
$22.5
Get Started

Requirement

  • Inaad taqaano basics of Computer.
  • Inaad taqaano basics of HTML and CSS.

Description

Course kaan waxaad ku barandoontaa Asaasiyaad Javascript programming adigoo ka bilaabi doona bilow, qaadandoonna moocduucyada ugu muhiimsan. Sidoo kale course kaan waxaad ku qaadan doonntaa 8 projects, Coursekaan Waxaa qaadan kara Qofwalba oo raba inuu barto Web Development. Sidoo kale coursekaan waa tixanaha courses barashada Web Development oo Full Courses bilow ilaa dhamaad. Haddii aad course-ka qaadatid, uma baahnaan doondit course kale oo javascript ah, waxaan ku cover gareeyney (ku soo darnay) qeyb walba oo javascript ah.

Module 1. Introduction to Javascript

Qeybtaan oo ah qeybta ugu horeysa courseka waxaad ku barandoontaa javascript oo aad ku qaadan moocduucyada basics, waxaad qaadandoontaa dhamaan moocduucyadaan hoos ku xusan:-

  • Javascript Introduction.
  • Javascript Syntax.
  • Variable and Datatypes.
  • String in Javascript.
  • Operator in Javascript.
  • Control Flow (Conditional Rendering)
  • Function in Javascript.
  • Objects in Javascript.
  • Arrays and Loops in Javascript.

Module 2. DOM Manupulation

Qeybtaan oo ah qeybta 2aad ee courseka waxaad ku barandoontaa DOM manupulation oo ah inaad page HTML iyo CSS aad ka dhigto dynamic (midshaqeynayaa) oo userka isticmaalayo uu wax walba u shaqeeyaan oo webpage kaaga ku jira. waxaad qaadandoontaa dhamaan moocduucyadaan hoos ku xusan:-

  • Introduction to DOM Manupulation.
  • Dom Styling.
  • AddEventListeners in Javascript.

Module 3. Javascript Basic Projects

Qeybtaan oo ah qeybta 3aad ee courseka waxaad ku barandoontaa sidii aad u dhisi lahayd projects adigoo isticmaalaya aqoontii aad kusoo baratay labadii chapter ee hore, waxaana ku qaadandoonna projectiyadaan hoos ku xusan:-

  • BMI Body Mass Index Calculator.
  • Professional Calculator.
  • Digital Clock.
  • Form Validation.
  • TodoList App.

Module 4. Javascript Intermediate Projects

Qeybtaan oo ah qeybta 4aad ee courseka waxaad ku barandoontaa aad ku dhisi doontaa 2 website oo kala ah Text to Convertor (oo ah website qoraalka u bedalaayo codad kala duwan) iyo LinkedIn Clone oo ah Social Media app.

  • Text to Convertor.
  • LinkedIn Clone.

Module 5. Javascript Advanced

Qeybtaan oo ah qeybta 5aad ee courseka ahna qeybtii ugu danbeysay courseka waxaad ku barandoontaa advanced Topics ka ee Javascript adigoo sidoo kale dhisi doonna Weather App.

  • HTTP, HTTP Method and API.
  • JSON in Javascript.
  • Jsonplaceholder API.
  • Openweathermap
  • Weather APP.