Tailwind Css
Course kaan waxaad ku barandoontaa Asaasiyaad Git and Gthub iyo sidoo kale Vercel adigoo ka bilaabi doona bilow qaadandoonna moocduucyada ugu muhiimsan sidoo kale course kaan waxaad ku qaadan doonntaa 1 projects si aad Si wacan ugu practicekareyso git skillskaaga Coursekaan Waxaa qaadan kara Qofwalba oo wax uun ka yaqaan codingka gaar ahaan HTML, CSS iyo Javascript. sidoo kale coursekaan waa tixanaha courses barashada Web Development oo Full Courses bilow ilaa dhamaad.
Course Requirement
1- Source code (Portifolio Website) 👇
https://drive.google.com/drive/folders/1hkK52IwfwFwButEznVfm4kE9V1Wx-mED?usp=sharing
3- Download Tailwind CSS from this link 👇
https://tailwindcss.com/docs/installation
4- Tailwind CSS Website 👇
5- Live preview of the Website 👇