Course kaan Waxaad ku barandoontaa MERN STACK oo ah Fullstack course course, sidoo kale courseskaan waxa uu socondoonna 16 saacaadood iyo bar oo aan ugu tala galnay inay 2 project Fullstack ah aynu ku dhisno oo kala ah Todolist App iyo E-commerce Website . Coursekaan waa Tixanaha Courses barashada Web Development oo Full Courses bilow ilaa dhamaad.