Course kaan Waxaad ku barandoontaa Backend Development Adigoo barandoonna Node js iyo Framework Express js waxaadna ku barandoonntaa sida loo diyaariyo Backend iyo API Routeska kala duwan.
Node js – Node.js is an open-source, runtime environment that allows developers to use JavaScript to create server-side applications (waa mid aad ku qori karti javasccript oo kuu suuragelinaayo inaad sameysid backend adigoo isticmaalaya javascript).
Express Js – Node.js web application framework (waa framework fududeeyey qaabkii loo qorijiray node js)
Haddii aad Course qaadato Micnaheeda waxay tahay inaad tahay Backend Developer oo ay kuu hartay Qeybta Database.
Sidoo kale si aad u noqonoto Fullstack waxaan kuu diyaarinay Fullstack course oo ah MERN STACK. Coursekaan waa Tixanaha courses barashada Web Development oo Full Courses bilow ilaa dhamaad.
Requirement
· HTML and CSS.
· Javascript.
Module 1. Node Js
Qeybtaan oo ah qeybta ugu horeysa courseka waxaad ku barandoontaa Node Js basics. Waxaadna qaadandoontaa dhamaan moocduucyadaan hoos ku xusan:-
· Introduction to Node Js.
· Run Javascript on Node.
· File System in Node js – Native Modules –
· Create Node js Server.
Module 2. Express Js
Qeybtaan oo ah qeybta 2aad ee courseka waxaad ku barandoontaa Express Js, Waxaadna qaadandoontaa dhamaan moocduucyadaan hoos ku xusan:
· Install Express js Package.
· Express Routes.
· Get Data API.
· Post Data API.
· Delete Data API.
· Create Data from HTML File