Current Status
Not Enrolled
Price
$30
Get Started

Course kaan Waxaad ku barandoontaa React js adigoo ka bilaawbi doonna basic ilaa heer sare. Sidoo kale course Waxaad ku dhisi doontaa 4 Projects oo Amazing ah, Course waxa uu soconayaa 14 saacadood (14 hours).
React js – Waa Javascript Library oo loogu tala galay in lagu dhiso websiteska adigoo ku dhisi kara Amazing, High Speed and scalable Web Applications.
Haddii aad Course qaadato Micnaheeda waxay tahay Frontend waa uu kuu dhamaaday adigoo kadib barandoonna backend si aad u noqoto Fullstack MERN STACK Developer – kadib coursekaan waxaad barandoontaan Node js, Express js and MongDB.
Sidoo kale sida aad ku noqonaysid Fullstack waxaan ku sharaxay casharka koowaad. Coursekaan waa Tixanaha courses barashada Web Development oo Full Courses bilow ilaa dhamaad.

Keywords (Erayo aan isticmaalnay).

Feactures – Micnaheedu waa wax yaala uu websitekaan yeelanayo.
Tech used – waa inta sheey loo isticmaalay si loo sameyo websitekaas.

Requirement (aqoonta aad ubaahan tahay si aad lahaato).

HTML and CSS.
Javascript.
Tailwind Css.

Module 1. React Basics and Hooks.

Qeybtaan oo ah qeybta ugu horeysa courseka waxaad ku barandoontaa React Js basics, React Hooks, EventListener, Dom Manupulation, iyo API integration. Waxaadna qaadandoontaa dhamaan moocduucyadaan hoos ku xusan:-
Introduction to React Js.
How To become Fullstack Developer.
Download React in Your Project.
React Components.
Practice React Components For Small Website.
Props, Default Props in react js.
Destructuring Data in React Js.
useState – React Hooks.
useEffect – React Hooks.
Fetch Data from API in react js.
Install Tailwind CSS in react Project.

Module 2 .TodoList App.

Qeybtaan oo ah qeybta 2aad ee courseka waxaad ku dhisi doontaa TodoList App FaahFaahin Projectikaan.
Install Tailwind Css into react js.
TodoList App
– Features –
Add To List.
Check and Uncheck TodoList.
Delete TodoList.
Save TodoList.
– Tech used –
Tailwind Css – For Style the App.
LocalStorage – To save TodoLists.
UseState – For State Management for our Project.

Module 3. Real State Website.

Qeybtaan oo ah qeybta 3aad ee courseka waxaad ku dhisi doontaa Real State Website in React js FaahFaahin Projectikaan.
Real State Website.
– Features –
Full Functional Website.
Smooth Scroll.
Link to each section.
Auto Count Number.
Scroll trigger.
Image Scrolling.
– Tech used –
Tailwind Css – For Styling the Website.
react-countup Package – For auto count number.
react-stroll-trigger Package – For start number count by scroll.

Module 4. E-commerce Website.

Qeybtaan oo ah qeybta 4aad ee courseka waxaad ku dhisi doontaa Complete E-commerce Website Faahfaahin Projectikaan.
E-commerce Website
– Features –
Multipage Website – Website leh pages kala duwan.
Read Products From Local File.
Add to Cart.
Remove Cart.
get Total Cart for specific Product.
get Total Money of Carts.
Login and Signup.
Store User to LocalStorage.
Managing Our Website State.
– Tech used –
Sass – To style the website Faster.
React Router – For different router (pages).
React Hook Forms – to get user input data.
Firebase – to Make Login and Signup.
React Toastify – For response to user after login or signup.
Context API – For State Management for Our Website.

Module 5. E-commerce Website.

Qeybtaan oo ah qeybta 5aad ee courseka waxaad ku dhisi doontaa News Website oo Fully Functional ah Faahfaahin Projectikaan.
News Website.
– Features –
Read Data from New API.
Show Every News Detail.
Search For News.
– Tech used –
Boostrap – For Styling the Website..
News API – For getting New Data.
Context API – For State Management for Our Website to search News.