Course kaan Waxaad ku barandoontaa Backend Development Adigoo barandoonna Node js iyo Framework Express js waxaadna ku barandoonntaa sida loo diyaariyo Backend iyo API Routeska kala duwan.
Node js - Node.js is an open-source, runtime environment that allows developers to use JavaScript to create server-side applications (waa mid aad ku qori karti javasccript oo kuu suuragelinaayo inaad sameysid backend adigoo isticmaalaya javascript).
Express Js - Node.js web application framework (waa framework fududeeyey qaabkii loo qorijiray node js)
Haddii aad Course qaadato Micnaheeda waxay tahay inaad tahay Backend Developer oo ay kuu hartay Qeybta Database.
Sidoo kale si aad u noqonoto Fullstack waxaan kuu diyaarinay Fullstack course oo ah MERN STACK. Coursekaan waa Tixanaha courses barashada Web Development oo Full Courses bilow ilaa dhamaad.