Course kaan Waxaad ku barandoontaa Backend Development Adigoo barandoonna MongoDB oo ah No-SQL Database. Haddii aad Course qaadato Micnaheeda waxay tahay inaad tahay Backend Developer dhamaystiran, course waxa uu la socdaa course node js - express js.
Sidoo kale si aad u noqonoto Fullstack waxaan kuu diyaarinay Fullstack course oo ah MERN STACK. Coursekaan waa Tixanaha courses barashada Web Development oo Full Courses bilow ilaa dhamaad.