Course waxaan ku barandoontaa Python oo ah luuqad programming oo aad u caan ah oo si fudud loo isticmaali karo. Waxaa loo fahmi karaa qaab fudud oo nadiif ah oo loogu talagalay in dadka cusub ay si sahal ah ugu baran karaan.
Module 1. Python Basics.
Qeybtaan Waxaan ku baranaynaa basics python.
1. Variables
2. Data Types
3. Operators
4. Conditional Statements
5. Loops
6. Functions
7. Lists
8. Dictionaries
9. Tuples
10. Error Handling
Module 2. Python Projects.
Qeybtaan oo ah qeybta 2aad ee courseka waxaad ku dhisi doontaa 3 projects:-
* Age Calculator.
* Todolist App.
* Digital Clock.