Current Status

Not Enrolled

Price

$30

Get Started

Odoo waa Accounting Software loogu talo galay in Si fudud Loogu Xisaabiyo Nooc walbo Oo Ganacsi. Waana Barnaamijka kaliya ee aan laga maarmi karin Waqtigaani La joogo Waayo Odoo ERP system Wuxuu Daaqada Ka saaraey dhamaan Softwarares  kii Loo Isticmaali jiray In Lagu Xisaabiyo Ganacsiyada Yaryar iyo Kuwa WaaWayn ba, Waxaana Awoodaasi siiyey Inuu yahay All In One Platform Oo Micnaheedu yahay Inuu haysto dhamaan features ka App Kasta Gaarkiisa Ulahaa oo aad ka heleyso hal Boos.

Inta aad dhiganayso Course-kan Odoo ERP Accounting wuxuu dabooli doonaa baahi badan oo looga baahan yahay Goobtada ganacsi iyo Xisaabteeda. Odoo waxa uu ka mid yahay Barnaamij yada ay aadka u Isticmaaalaan dhamaan shirkadaha waaweyn & kuwa yar yarba Waqtigaani Lajoogo, Weliba Soomaalideena hada La qabsanaayaan barashadiisa iyo Isticmaalkiisa.

Faa’iidooyinka Course kan/Benefits of this Course:-

1. Waxa uu ku fudadayn doonaa in si fudud aad u xisaabisid Ganacsigaaga Noocwalba uu Yahay.

2. In Xog badan oo Xisaabeed wakhti aad u yar aad ku falqayn kartid, Kana soo saari doontid macluumaad lagu go’aan Gaari karo.

3.In si dhow aad ula socon kartid Faa’iidada & Khasaaradah shirkada.

Course Content

Chapter One : Introduction To Odoo Software
Casharka 1aad – Introduction About Odoo
Casharka 2aad-Odoo Community VS Odoo Enrerprise
Casharka 3aad- Odoo Prices VS Quickbooks Online Price
Casharka 4aad- Creating Odoo Enterprise Account For Free
Casharka 5aad- Chart Of Accounts Update ah
Casharka 6aad- Configuration Settings In Odoo Update ah
Casharka 7aad- Create Product Items
Casharka 8aad- Inventory Adjustment Quantity on Hand
Casharka 9aad- Creating Customers and Vendors
Casharka 10aad- Investment In cash Records
Casharka 11aad- Purchase Agreement Update ah
Casharka 12aad- Call for Tender Update
Casharka 13aad – Creating Purchase Order And Vendor Bills Part One
Casharka 14aad- Purchase Order Part Two
Casharka 15aad- Register Payment
Casharka 16aad- Purchase Receipt
Chapter Two-Inventory and Applications
Casharka 17aad- Creating Sales Record
Casharka 18aad- Customer Payment
Casharka 19aad- Installing Point Of sale
Casharka 20aad- Sales Point Of sales
1 of 2