Current Status

Not Enrolled

Price

$20

Get Started

QuickBooks online Waa Course aad muhiim ugu ah Ganacsatada Iyo ardayda Dhigta kuliyadaha ganacsiga Iyo Xisaabaadka  si ay u maareyaan Xisaaboodkooda, Hadaba Course-daani  Advanced QuickBooks online waxaad kaga bogan doontaa sidii aad ganacsigaaga u maareyn lahayd adigo Jooga iyo adigoo ka Maqan Goobtaada Gancsiga Ama  Xafiiskaaga ama hadii aad Tahay Qof shaqaale ah.  Hadaba Hadii Aad daneyneyso Koorsadaani Sida Heerka sare Loo soo Diyaariyey fadlan ka faa’ideyso koorsadaani. Inta inoo socoto koorsadan waxaan ku baran doontaa Casharo Aad Muhiim u ah Oo Laga soo Fikirey. Si kooban koorsada Waxay ka koobantahay 10 module ,Module Walbana Waxaa Hoos Imaanaya Casharo farabadan Hadaba Baro Xirfad Maanta Kuna shaqeyso Beri

Course Content

Chapter 1 : Introduction To Quickbooks Online
Casharka 1aad- Introduction To Quickbooks online Course
Casharka 2aad- Quickbooks Online Backages
Casharka 3aad- How To set Up quickbooks online Account
Casharka 4aad- Navigating QuickBooks online dashboard
Chapter 2 : Accounting Terminology
casharka 1aad- accounting Methods
Casharka 2aad- Assets Part one
casharka 3aad- Assets Part two
casharka 4aad Liabilities abd Equities
Casharka 5aad- Income And expenses
Casharka 6aad- Accounts Payable and recievable
Casharka 7aad- Petty cash And Cash flow
casharka 8aad- double entry system
Casharka 9aad – Depriation Expenses
Lesson 10 : Debit Vs Credit
Chapter 3 : Company File SetUp
casharka 1aad – Adding Company Information
Casharka 2aad- Subsription And billing
Casharka 3aad- Manage Users And Roles
Casharka 4aad-Changing Fiscal Year
Casharka 5aad- Hime And multicurrency
Chapter 4: Chart Of Accounts
Casharka 1aad- Assets Accounts Part One
1 of 3