QuickBooks Desktop Enterprise Waa Course aad muhiim ugu ah
Ganacsatada Iyo ardayda Dhigta kuliyadaha ganacsiga Iyo Xisaabaadka si ay u
maareyaan Xisaaboodkooda, Hadaba Course- QuickBooks Desktop
Enterprise waxaad kaga bogan doontaa sidii aad ganacsigaaga u maareyn
lahayd adigo Jooga Goobtaada Gancsiga ama hadii aad Tahay Qof shaqaale ah
hadaba Hadii Aada daneyneyso Koorsadaani Sida Heerka sare Loo soo Diyaariyey
fadlan ka faa ideyso. koorsadaani Inta inoo socot waxaan ku baran doona Casharo
Aad Muhiim u ah Oo Laga soo Fikirey Si kooban koorsada Waxay ka koobantahay 9
Module ,Module Walbana Waxaa Hoos Imaanaya Casharo farabadan Hadaba
Baro Xirfad Maanta Kuna shaqeyso Beri.
Work Smarter Not Harder