Waa Maxay Bitcoin Halving-ku? Wax ma kala socotaa Bitcoin?, mase la yaabtaa marka uu qiimihiisu kor u kaco, oo uu labo, seddex, amaba xittaa toban jibbaarmo, isla mar ahaantaana uu hadana hoos u dhaco? Hadii aad su’aashan is weydiisay, waxaa tahay qof gar leh, maxaa yeelay Bitcoin waa lacag dad...