Shirkad Ripple ayaa isku diyaarineyso in ay shaaciso stablecoin keeda cusub ee United States dollar-pegged stablecoin Ripple USD (RLUSD). Bulshada Cryptocurrency ayaa aad u sugaya shaacinta stablecoin kaan.
Sida laga soo xigtey Fox Business, Shirkada Ripple waxey shaacin doontaa 4 Dec, Kadib markey aqbalaad ka hesho New York Department of Financial Services.
Si horudhac ah wuxuu mar horeba RLUSD kasoo muuqdey website-yada waaweyn ee laga helo xogaha suuqa Cryptocurrency CoinGecko and CoinMarketCap.
RLUSD iyo XRP “waa is buuxin doona”
Markuu noqdo diyaar noqdo RLUSD , shirkada Ripple waxey qorsheyneysaa in ay u isticmaasho RLUSD iyo XRP labadaba xawaalad ahaan si ay ugu adeegto macaamiisheda caalamiga ah ee rabo in ay lacago isku diraan.
Bishii Juun, madaxweynaha Ripple Monica Long ayaa sidoo kale sheegtay in RLUSD loo dhisay si ay u noqoto “complementary and additive” .
Sida laga soo xigtay ilaha qaarkood, Ripple waxay u aragtaa RLUSD “faa’iido” XRP sida RLUSD iyo XRP oo mataano ah ay suuqa Cryptocurrency wax weyn kusoo kordhin doonaan.
Our Courses
- Cryptocurrency Course bilaw ilaa dhamaad.
- Forex Trading A-Z Af-soomaali
- Website Design WordPress.
- Dropshipping Mastery Course
- Somali alibaba Online Course
- HTML and CSS beginner to advanced Course
- Video Editing in CapCut Desktop + Mobile.
- Facebook Ads (Digital Marketing).
- Somali Alibaba Online Course.
- Modern Javascript master Course
- Graphic Design Course.
- Basic Computer and Office Mastery.
- Premiere Pro (Video Editing).
- Blogging & Monetisation(WordPress).
- E-commerce Course.
Our Services
- Website Design
- Business Consulting
- Digital Marketing