Sicirbararka Dunida Waxaa Dunida ka socda dhanka Dhaqaalaha markaan eegno waa mushkilad weyn bilahaan dambe qiimeenta dhaqaalaha wadamo badan oo Dunida ah shacabka ku nool baa awoodi wayay ineey iibsadaan Badeecooyinka qaar taas oo loo sababeynayo arimo dhowr ah isna biirsaday sida Dagaalada soo cusboonay iyo Xanuunkii Caalamku ka qeylshay ee Covid-19 Sidoo kale waxaa […]