Maraykanku imisa Bitcoin ayuu haystaa?
Kaydka Bitcoin ee istiraateejiga ah ee maraykanku uu samaysanayo waxaa ugu horreyn laga maal-gelin doonaa hanti dhawrka guud...
Trump, badbaadiyaha crypto!
Hadal uu xalay madaxweynaha Maraykanka ee Trump uu soo dhigay bartiisa X ayaa gilgilay guud ahaan suuqa crypto,...
Sidee ayay Bitcoin ku badbaadi kartaa?
Sida aan u jeedno toddobaaddadan dambe waxaa Bitcoin ku socday hoos u dhac xooggan haba u darnaato kan...
Bitcoin oo xaalku ku xun yahay!
Qiimaha Bitcoin ayaa hoos u dhacay 6% maanta oo aan joogno 25ka February, waxa uuna ku sok noqday $90,000, taas...
Brazil oo ansixisay Spot XRP ETF-kii u horreeyay
Stablecoin-ka BBRL oo uu soo saaray baanka Braza ee laga leeyahay dalka Brazil iyaga oo stablecoin-ka sameyntiisa u...
Waa maxay CPI?
CPI ama consumer price index waa hab lagu cabbiro sicir bararka iyada oo la is barbardhigayo isbeddelka ku yimaada...
Hoos u dhigga sicir bararka oo sababi kara kor u kaca Bitcoin
Cilmi-baadhis uu toban laab ku tilmaamay ayuu dhacdo u arkaa Markus Thielen haddii hoos u dhac ku yimaaddo...
Madaxa Tether oo sheegay in Bitcoin-ta luntay la soo celin karo.
Madaxa Tether Paolo Ardoino ayaa aaminsan in haddii la adeegsado Quantum computing in dib loo soo celin karo...
Maxaa sababay wareerka suuqa crypto ku dhacay?
Dadka ka shaqaysta ama ka ganacsada suuqa crypto ayaa yidhi ” suuqu caqliyan uma dhaqmayo”, hadda ahaanna cid...
Google oo dawladda Maraykanka xadgudub ku sheegtay
Xogo ka soo baxay shirkadda Google ayaa tibaaxaysa in hackers dhinaca dawladda Maraykanka ka socda ay si xadgudub...









