Elon Musk maxuu ka faa’iidi xilka loo dhiibay?
Wakaaladda “DOGE” ee uu maalqabeenka Elon Musk u soo bandhigay dawladda Maraykanka ayaa ah mid u baajin karta...
Kor u kaca Bitcoin oo $180 million gubay!
Ku dhawaad $180 million oo sell loogu galay suuqa ayaa laga xaaqay dariiqa kadib marka ay Bitcoin samaysatay...
Tuugta North korea oo adeegsaday virus cusub oo crypto lagu dhacayo
Sida ay qabto shirkadda u qaabilsan cyber security-ga ee Recorded Future, kooxda Hackers-ka ah ee ka soo jeeda...
Guusha Trump maxay suuqa crypto uga dhigan tahay?
Si guud ahaan waxaa la filayaa in suuqa crypto uu gali doono maalmihiisii wacnaa. Si gaar ahaanna soo...
Dadkii Bitcoin sell u galay oo qasaaray go’aanka doorashada ka hor.
Ku dhawaad hanti dhan $180million oo Bitcoin sell loogu jiray ayaa suuqu gubay maadaama stop loss laga soo...
Maxaa qiimaha lacagaha kala duway?
Cabdi oo ka tagay maraykanka oo USD laga adeegsado ayaa tagay Ethiopia oo 1USD uu u dhigmo 119ETB,...
Money laundering
Money laundering ama lacag dhaqis waa fal sharcidarro ah oo lacag si sharciga baalmarsan sida lacagta daroogada laga...
Halkee ayay martaa cryptada laga qabto shirkadaha?
Maxay ka dhigan tahay qabashada cryptada? Qabashada cryptadu waa la wareegidda ay waaxda dawladda ee u qaabilsan baadhitaanka...
Cilladda fat-finger ee dhibaataysa adeegsadayaasha crypto.
Fat-finger waa cillad ka dhigaysa crypto mid ilaa hadda si fudud aad lacag ku lumin karto haddii aad...
Bitcoin oo $1trillion kor martay Ethereum
Bitcoin ayaa lacagta dhex taalla kor u dhaaftay $1trillion lacagta dhex taalla Ethereum, mid ka mid ah dadka...









