Fursad waxbarasho ( Google Skillshop ) Google skillshop waa barnaamij ay bixiso shirkada Google taas oo aad ka heli karto fursad waxbarasho oo ku saabsan Digital Marketing ka . Waxaad wax ku baran doontaa qaab online ah adoo helayo dhamaan waxyaalaha aas aasiga u ah howshas. Maqaalkan waxaa kugu soo gudbin doonaa dhamaan xogtan fursadan […]