(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Amazon Waa Shirkad Ameerikaan Ah Oo U Shaqeysa Qaabka B2C E-Commerce Platform.Waa Tukaan aad ka adeegan kartid sidoo kalana aad adugu wax ku iibin kartid ama ganacsi ka furan kartid.Amazon waxey heesataa kumanaan macaamiil ah taas oo keentey in dadka oo dhan aaminaad ku qabaan in […]
(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); 5 Siyaabood oo Cajiib ah oo Lacag looga Sameeyo Online-ka. Internet ka maanta wuxuu isku xirey dunida oo dhan. Hadaba Fursado badan oo lacag kaga sameyn kartid Online ka baan rabaa in aan maqaalkan kuugu soo gudbiyo.Si aad u aamintid, dhiirigalina kugu noqoto, waxaan kula wadaagi doonaa qeyb ka […]