Forex waa Suuq wax badan Caalamka kasoo jiray laakin wayahaan ama sanadadii dambe Soomaalida dhexdeeda aad ugu faafay kadib markii Dhalinyaro Qurba-joog u badan soo barteen Cilmigaan ka dibna lasii wadaageen Bulshada inteeda kale siiba Dhalinta Shaqo la aantu hareereysay, inkastoo qaabka Soomaalidu u fahamtay ka duwan yahay sida Dunida kale Xirfadaan ka aaminsan […]