Passive Income, Dakhliga Dadban, Waa Maxay Passive Income? Waa Maxay Dakhliga Dadban?
Koosrada Bilaashka Ah Ee Ay Bixiso IBM (Cyber Security Analyst) Hackers-ku waxay mar kasta sii wadaan inay galaan, oo ay xadaan xogaha xaasaasiga ah ee ay leeyihiin ururada iyo shirkadaha, iyagoo adeegsanaya tignoolajiyada cusub, waxaana sii kordhaya tirada weerarada internetka, sidaa darted waxaa baahi weyn loo qabo falanqeeyayaasha amniga internet-ka (Cyber Security Analyst), shirkaduhuna waa […]
Waa maxay shaqooyinka loogu baahi badan yahay internet-ka Waa maxay shaqooyinka loogu baahi badan yahay goobaha shaqada xorta ah (freelancing)? ama si guud, shaqooyinka loogu baahi badan yahay internet-ka? Sanadihii la soo dhaafay, goobaha shaqada xorta ah (freelancing) baahida loo qabo ayaa aad u badatay. Dad badan ayaa bilaabay ama u soo jeestay inay iskood […]
You always hear the Internet you can work from your Home or any place, you ask yourself How? I want to summarize in this article the way Somali youths understand and how the situation is. People who have benefited from online understand that after a long time, these points that I have brought to […]
Facebook Ads Marka lasoo hadal qaado Xayeeysiinta Casriga ah Facebook Ads waa meesha ugu Dadka badan ayadoo la qiimeynayo Bulshada Xayeysiintu gaareyso waxaa isticmaala Mareegtaan wax ka badan 2Billion oo Dad ah taas oo ka dhigeysa insaanka Caalamka ku nool afar meelood meel iney joogaan Facebook waana sababta Shirkadaha Dunida ugu weyn u jecel yihiin […]
Multimedia Sida magaca kore aad ka aragtaan waxaan halkaan ku faaqidi doonaa Multimedia oo ah Xirfad aad loogu baahi baxay waayihii ey jirtay waana mida ugu shaqada badan marka la joogo Dunida casriga ah gaar ahaan Warbaahintii hore iyo tan Casriga ah waxaa badanaa aad u isticmaali jiray Xirfadaan Warbaahinta Mass mediaha loo yaqaan sida […]
Google Ads Mid ka mid ah qeybaha ugu muhiimsan ee Digital marketing Xirfada Google Ads waxaa eey tiir dhexaad u tahay Toolska Casriga ah loona isticmaalo Maarketingka ama Suuqgeynta hadaba waxaan halkaan ku sheegi doona dhowr siyaabo oo Dhalinyarada uga faa iideysan karaan barashada Xirfadaan iyo qaabka isla ayada u shaqeeyso meelaha looga shaqeyn […]
E-commerce Ganacsiga dunida waayahaan dambe waxaa aad u saameeyay technologyga waxaana soo batay dukaamada onlineka wax ku iibsha ayadoo markii dambana shaqsiyaadka iska leh ganacsigaaas ey tujaarta caalamka ugu tunka weyn dhanka dhaqaalaha isku badaleen 20kii sano ee u dambeysay waxaa la dhihi karaa dunida waxaa ey u guurtay casri internet aad u xawaara sareeya […]
(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); MAANTA WAXAA FURSAD U HEYSATAA IN ADOO GURIGAAGA JOOGO, AAD LACAG KA SAMEYN KARTID ONLINE KA . LABADII SANO EE IGU DANBEYSAY, WAXAAN SHAQEESANAYEY ANOO GURIGAYGA JOOGO. IN AAD ONLINE BUSINESS SAMEYSATID WAA WAXA KALIYAH EE KU GAARSIIN KARO XORIYAD DHAQAALE, MID WAQTI IYO IN AAD ADIGA NAFTAADA AAD […]
(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Dropshipping waa iibinta badeeco aadan adugu hayninba ama aadan lahayn, laakiin markuu qof kaa dalbado, aad ka dalbeysid shirkadaha iibiyo sheygaas .Kadib shirkadaas baa alaabtii u direyso qofkii iibsadey, adigaana isku xirayo. Tusaale ahaan, waxaan leeyahay dropshipping website kaas oo lagu iibiyo saacadaha. Aniga wax saacado ah ma heysto hal […]