Sida Alibaba Wax Looga Iibsado Loogana Kale Wareejisto Lahaanshiyaha Alaabta Alibaba.com waa Ka qaybqaataha ugu muhiimsan suuqa eCommerce-ga ee B2B, Iibsadayaasha iyo alaab-qeybiyeyaasha adduunka oo dhan ayaa mareegtan u isticmaalay si ay u dhisaan oo ay u balaadhiyaan ganacsigooda. Waxa Alibaba.com ka dhigaya mid aad u awood badan ayaa ah bixinta dheeraadyo kala duwan, agabyo, […]
(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Alibaba waa shirkad ay ka ganacsadaan kumanaan ganacsato ah oo kala duduwan. Waa ganacsi u shaqeeya qaabka ( Business to Business ) ama B2B E-commerce. Mancaheeda waxa weeye kaliyah jumlad ahaan bey wax u gadaan ee tafaariiq ma jirto.Shirkadan Alibaba group waxaa tafaariiqda u qaabilsan Aliexpress. Marka […]