Sidee Bay Ku Dhacday Inaan Kaalmaha Koowaad Ka Galno Natiijooyinka Raadinta Google Sida sawirkan hoose ku xusan, waa weedh ah “SOMALI E-COMMERCE COURSE” weedhan hadii aad ku google-ka ku qorto waxaa kaalinta koowaad ee natiijooyinka raadinta google ku jira website-keena. Wanaajitna (SEO) waxay website-kaaga ka caawinaysa inuu ka soo muuqdo kaalmaha hore ee natiijooyinka raadinta […]
Freelancing: Shaqooyinka Ugu Muhiimsan Uguna Caansan Ee Looga Baahan Yahay Suuqa Shaqada Freelancer-nimadu waa fikrad ballaadhan oo ballaadhan oo leh tafaasiilo badan, qof kasta oo Freelancer ahna mincaheedu ma ahan inay hal shaqo qabtaan ama ay hal goob ka wada shaqeeyaan, maxaa yeelay waxaa jira goobooyin iyo shaqooyin badan oo badan isla mar ahaantaana kala […]
Aaladah Lagu Wanaajiyo SEO-Ga Maqaalkan, waxaanu dib u eegis ku samayn doonaa noocyo kala duwan oo ka mid ah aaladaha lagu wanaajiyo SEO-ga, laakiin aan marka hore aynu in yar dib u milicsanno muhiimada ay u leedaha wanaajinta SEO-ga. Waa Maxay Muhiimada Ay Leedahay Wanaajinta SEO? Waxaa laga yaabaa inaad weli la yaaban tahay sababta […]
Lacag Samaynta Blogging-ka Lacag samaynta blogging-ka waa mid ka mid ah siyaabaha ugu muhiimsan uguna caansan ee internet-ka lacag looga sameeyo, iyagoo xitaa ay jiraan dhalinyaro badan oo soomaali ah oo lacag ka sameeya blogging-ka, taasoo qeexaysa muhiimadda iyo faa’iidada ay leedahay goobtan ku magacaaban “BLOGGING-KA”. Maqaalkan, waxaan si guud uga hadli doonaa “Lacag Samaynta […]
(6 Tillaabo) Sida Alibaba Wax Looga Iibsado Wax ka iibsashada Alibaba waxay wax yar ka duwan tahay wax ka iibsashada dukaamada kale ee B2C, sida Amazon ama AliExpress. Alibaba wuxuu ka mid yahay website-yada Shiinaha ee ugu waaweyn dhanka Internetka, kaas oo ganacsatada fursad weyn siiyay, waxaana qormadan maanta aynu kaga hadlaynaa sida si huffan […]
Dadka Hodanka Ahi Waa Mulkiilayaal, Ma Ahan Adeegsadayaal Dadka maal-qabeenada ahi ma aha kuwo adeegsadayaal ah, ee waa hantiilayaal, oo hanti iyo shirkado bay leeyihiin, heer ay gaadheen inay bixiyaa daymo, iyagoo inta badan shakhsiyaad iyo hay’adahaba amaahi lacago cadaan ah. “Dadka Hodanka Ahi Waa Mulkiilayaal, Ma Ahan Adeegsadayaal“. Waana inaad fahamtaa farqiga u dhaxeeya […]
5 Tabo Oo Ku Saabsan Sidii Aad Si Fudud Diiradda Ugu Saari Lahayd Yoolalakaaga Shaqada aad haatan hayso, ama aad ka shaqayso, waxa laga yaabaa inaadan ku qanacsanayn ama aanay ahayn shaqada aad jeclayd, se dantu ku tidhi ka shaqee, si aad ugu daboosho kharashaadka baahiyahaaga iyo rabitaanadaadaba. Waxaana maankaaga ku jirta fikrad ama yool […]
Samaynta Website-yada (Xaqiiqo Kaa Qarsoonayd) Haddi aad rabto in aad yeelato website, si aad mustaqbalka dhow ama fogba lacag uga samayso,ama aad tahay mulkiile leh mehrad ama ganacsi maxalli ah ood rabto inaad ku soo biirto saaxadda online-ka ah, amaba aad rabto inaad hadda iyo kow bilawdo mashruuc ku salaysan internetka, waxaan kuu sheegayaa in […]
Bilaabidda Dukaan Online Ah Waxa aan qarsoonayn in dunidu haatan ay marayso dhibaatooyin dhaqaale oo waaweyn oo heer walba leh, kuwaas oo ay ugu horreeyaan shaqo la’aan iyo mushahar yarida, taasoo dhallinyarada ku keentay inay dib u milicsadaan bilaabidda fikrado iyo mashaariicyo guul leh, waxaana sidoo kale shaki ku jirin bilaabidda dukaan online ah in […]
4 Siyaabood Oo Aad Lacagtaada Ku Kaydsan Karto, Adigoon Noloshaada Hoos U Dhigin Wakhti xaadirkan in lacag la kaydsao waxay u muuqataa mid adag, maadaama mushaharkii la qaadanayay uu si tartiib tartiib ah u kordhayo (amaba uusan kordhayn), kharashaadka maalinlaha ahna uu ka badan yahay sidii hore. Dadka badankiisu riyada ah inay lacag kaydsadaa waxay […]