Wax Ka Ogow Nuqulka ChatGPT Plus OpenAI, ayaa ku dhawaaqay dhowr maalmood ka hor, bilaabida nuqul lacag lagu bixinayo oo ay ugu magac dartay (ChatGPT Plus). Waxayna OpenAI tilmaantay in ay bixinayso astaamo iyo tilmaamo aysan heli karin isticmaaleyaasha isticmaala nuqulka bilaashka ah. Qiyaastii hal bil ka hor inta aan si rasmi ah loogu dhawaaqin […]