E-commerce Ganacsiga dunida waayahaan dambe waxaa aad u saameeyay technologyga waxaana soo batay dukaamada onlineka wax ku iibsha ayadoo markii dambana shaqsiyaadka iska leh ganacsigaaas ey tujaarta caalamka ugu tunka weyn dhanka dhaqaalaha isku badaleen 20kii sano ee u dambeysay waxaa la dhihi karaa dunida waxaa ey u guurtay casri internet aad u xawaara sareeya […]