Labo Talo Xirfadood Waxaan doonayaa maanta inaan kula share gareeyo Labo Fikradood kuna saabsan in laga shaqeeyo Internet-ka. Waxa aan kula wadaagi doono mid walba Qibrad baan u leeyahay waana xirfadeheyga, mar walbana Qofku Cilmiga iyo qibrada sheeygaan u leeyahay baa Dadka kale dhirigalin u noqota. hadaba Fikradahaan oo qaarkood Somalia aad uga banaan baa […]