Facebook Ads Marka lasoo hadal qaado Xayeeysiinta Casriga ah Facebook Ads waa meesha ugu Dadka badan ayadoo la qiimeynayo Bulshada Xayeysiintu gaareyso waxaa isticmaala Mareegtaan wax ka badan 2Billion oo Dad ah taas oo ka dhigeysa insaanka Caalamka ku nool afar meelood meel iney joogaan Facebook waana sababta Shirkadaha Dunida ugu weyn u jecel yihiin […]