(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); WAA MAXEY FREELANCING ? Freelancing waa in aad si madax banaan u shaqeysatid intii aad u shaqeyn lahayd qof kale. Markan ka fiirinayo dhanka dhaqaalaha, dadka waxey aad waayahan oga hadlaan freelancing-nimada si xad dhaaf ah . Cilmi-baaris ay sameeyeen shirkadaha caanka ku ah Freelancing-nimada, waxey sheegeen in 57 […]