Samsung Ayaa Shaacisay Taleefonnadeeda Cusub Ee Galaxy S23 Samsung ayaa qabatay shir-waynihii sannadlaha ahaa ee Samsung Unpacked, kaas oo ay ku soo bandhigto agabyadeedii ugu dambeeyay ee mobilada sannad kasta. Sidii la filayey, shirkaddu waxay ku dhawaaqday saddex taleefan oo cusub oo ka socda taxanaha (Galaxy): Galaxy S23, Galaxy S23 Plus, iyo Galaxy S23 Ultra. […]