Sidee Tiktok Ugu Suuqgeyn Kartaa Ganacsigaaga App-ka TikTok aad ayuu u koray dhowrkii sano ee la soo dhaafay, maadaama tirada isticmaaleyaasheeda adduunka oo dhan ay hadda gaartay in ka badan hal bilyan oo isticmaale firfircoon. App kasta oo kordha tirada isticmaaleyaasheeda, wuxuu noqdaa kanaal xayeysiimeed, taas oo sahlaysa hawlaha ganacsiga iyo adeega, si loo gaadho […]