Post Views: 0 Cryptocurrency & Bitcoin: Wax Badan Oo Badan Ka Ogow Qormadan waxaynu ku kala dhig-dhigi doonaa -eebe idamkii- wax kasta oo ku saabsan Cryptocurrency iyo Bitcoin, inagoo faahfaahin waafi ah ka bixin doona, waxaana kaa codsanaynaa inaad qormadan ku akhriso il furan iyo garaad soo jeeda. Cryptocurrency waa hannaan lacageed oo ku dhisan […]