10 Xirfadood oo ay tahay muhiim inaad barato si aad ula jaanqaado mustaqbalka – Xirfado Cusub Dunida inagu xeeran waxa ka socda horumar aan hore loo arag, gaar ahaan dhinacyada kala duwan ee tignoolajiyada oo sannadba sanadka ka dambeeya sii xoogaysanaya. Si aan ula jaanqaadno dardargelintan, waa inaan si joogto ah u barannaa xirfado cusub, […]