Cryptocurrencies waxaa ku iibsan kartaa guri iyo gaari, ama waad ku ganacsan kartaa saad faa’iido oga sameysid. Maqaalkan waxaa kugu soo gudbinayaa saad xog badan oga heli lahayd Cryptocurrency , sida loo gato iyo sida aad ola jaan qaadi lahayd aduunkan cusub ee digital-ka isku badaley.
1. Cryptocurrency definition
Cryptocurrencies waa lacago digital ah taas oo la abuuro ayada oo la isticmaalayo computer networking software. Kadibna aad meel ( Save ) ah aad ku heysan kartid hantidaada.
Bitcoin iyo crypto-yada kalaba waxaa caawiyo technology loo yaqaan Blockchain, taas uu fududeeyo kala badalashada crypto-taha iyo tixraaca mulkiilaha.
Public blockchains ka markasta ayaga waa decentralized, taas oo la micna ah in ay shaqeeyaan ayaga oonan ogeyn awoodaha ka jiro wadankaas gaar ahaan, Banks iyo Dowladaha.
Erayga Cryptocurrencies waxaa asal ahaan laga soo dhiraandhiriyey cryptographic processes, taas oo macnaheeda tahey in qofkasta hantidiisa loo ilaaliyo ayadoo laga hortagayo in ( Internet Fraud ).
Cryptocurrencies waxaa loo qeybiyaa Coins iyo Tokens.
Coins waxey ku dhexshaqeeyaan blockchain kooda waxeyna leeyihiin qiimo u gaar ah midkasta. Tokens waa loo dhisaa blockchain jiro.
2. How to buy cryptocurrency
Waxaa jiro qaabab badan oo loogato cryptocurrency. Marka aad tahey qof ku cusub waxaa kuugu fudud in aad u iibsatid qaab centralized exchange ah. Taas oo macnaheeda tahey in aad ka dhex iibsatid Brokers sida Binance iyo Coinbase adoo isticmaalayo lacag caadi ah sida Euro iyo Dollar. Dulaaladas ( Brokers ) waxey kaa qaadayaan qidmad yar oo ah in ay shaqada ku fududeeyen.
Coins igu caansan waxaa ka mid ah ;
Bitcoin waa coin-kii ugu horeeyey iguna qiimo badan cryptocurrency.
Ethereum wuxuu fududeeyaa financial transactions-ka, badanaa kuwa uu Bitcoin taageero.
Cardano wuxuu tartan kula jiraa Ethereum ka , waxaana iska leh mid ka mid ah mulkiilayaasha Ethereum .
Solana waxuu asna tartan adag kula jiraa Ethereum ka wuxuuna adkeeyaa speed and cost-effectiveness.
Dogecoin waa coin ku bilowdey qaab kaftan kaftan ah waana coin qiimo badan.
3. Best cryptocurrencies by market capitalization
Cryptocurrency | Market capitalization |
Bitcoin | $717.5 billion. |
Ethereum | $303.1 billion |
Tether | $78.2 billion |
USD Coin | $49.6 billion |
Cardano | $35.4 billion |
XRP | $29.2 billion |
Solana | $28.9 billion |
Terra | $20.3 billion |
Dogecoin | $18.8 billion |
Avalanche | $18 billion |
4. Pros and cons of cryptocurrency
Waxaan qeybtan ku soo bandhigayaa faa’iidada iyo qasaaraha ay leedahay cryptocurrency
Faa’iidada cryptocurrency
- cryptocurrency gaar ahaan Bitcoin waxey dad badani ay u arkaan in aytahey lacagta mustaqbalka dhow badali doonta lacagaha caadiga ah ee aan hada isticmaalno sida Euro, Dollar iyo Pound.
- Marka waxey u arkaan hada in lamaalgashto waayo hada qiimo heeda waa jaban yahey marka loo eego mustaqbalka.
- Dad kalena waxey ku jecelyihiin lacagahaan cryptocurrency ma maamulaan Banks, sida aan horey idinkugu sheegay, Banks waxey markasta abuuraan sicirbarar ( inflation ).
- Qaar kale waxey la dhacsanyihiin blockchain technology oo ah mid si xad dhaaf ah aad hantidaada ugu ilaashan kartid adoona ka baqeyn in lagaa dhaco.
Qasaaraha cryptocurrency
- Qaar ka mid ah cryptocurrency oo dad badani ay maalgashteen oo ayna filayaan in ay qiimo fiican yeelato mustaqbal dhow , in ay saas noqon weydo niyad jab badan halkasna ka dhasho.
- For shorter-term crypto investors, qatar badan bey wajihi karaan , waayo si dhaqso ah waxaa markasta isku badbadala qiimaha sarifka suuqa taas oo qasaaro ka imaan karto.
- Waxey qatar weyn ku tahey degaanka ( environmental impact ) . Dadka Bitcoin qato ( Mining ) waxey isticmaalaan koronto aad u badan . Cambridge University baa cilmi baaris ka sameysay halkan ka aqriso link-gan. https://ccaf.io/cbeci/index/comparisons
Ibrahim bashir
Sxp wxan hestay lcg yar oo 20$ waxana maal gashtay revengekilssquidgame 77million ayay isiyen marka malaga yabaa inay faido fcn ka helo sanadka soo socda????
Gelle Bashir
guul ban ku rajeenayaa sxb.
Jama abdinasir
Ok waxan Rabaa Bitcoin Inaan Maal gashado 100$
Gelle Bashir
ok
Yaxye axmed cumar
20 dollor lacag ayaan raba 🙏🥺😥🤲 plz plz number 612860300
Hussein
Sideen lagu amin karaaa
Abdinor Abdi ibrahim
Sideeyn isku diwaan gelinkaraa
Hussein Abuukar Hussein
Course crypto currency ayaa rawaaa
abdirahman ahmed
bisha danbe ban course soo saareynaa wll
Cabdifataax cabdilaahi
War zxp wabsate malihi waxaanan rabaa programka super pay me inaad faah faahin iga siiso sida aan u furan karo
Gelle Bashir
wadankee jogta bro
kadhiish11
wn ku salamay ostaad Gelle Bashir ostaad waxa u bahanahay ina malgashto CRyptocurrency lacgta LUN iyo lacagaha hoosta u dhacay ina aqbaar iga siiso rabaa mid ku habeen ina maal gashto ostaad mahadsnid iso jawab
Gelle Bashir
ok wll insha allah wn kaso hadlayaa
Mohamed
Walal waxaan raba inan maal gashto cryptocurrency binance iima furna waxaan jooga wadanka Ethiopia sidee ayaan u furtaa
Abdinor Abdi ibrahim
Weliba waxaan urabaa si saa’id ah Gelle bashir bro
Sidee NFT Lacag Looga Sameeyaa? - Gellebashir
[…] Sii Daalaco: Waa Maxey Cryptocurrency ? […]
Hussein Hassan Mohamed
Sxp waxaan rabaa inaa crypto maalgashto bainance iima furna hadda inaa furto Ayaan doonayaa anigoo kaashinayo video-gaada Teeda kle waxaan ku weydinaa Ustaad Geele Meel lacag Evc- plus aan ka heli karo lacag crypto aan ka heli karo bal Ustaad iisheeg habka ugu fudud aan ku heli karo adoo mahadsan.
Abdifatah
Cryptocurrency inad wax badan ka fahantid si dhaqsiya lahe ma ahan wax sahlan, lakin Eng Geele Bashir. Waxan kaga mahad celinaya sida aad fudud aad dhalinyarada ugu so qulasesa inay fahman Cryptocurrency 🙏
Gelle Bashir
thanks wll
Safia Abdullah abdikarin
Teacher course crptocurrence ma baxidaa
Gelle Bashir
may wll lkn wn soo wadaa insha allah
Hafsa
Thanks ustaad
abdirahman ahmed
u are welcome wll