Fursadaha maanta online-ka ka banaan waxaa ka mid ah Blogging ka. Waxaa bilkasta ka shaqeysan kartaa $100-$3000. Aniga waxaan ka mid ah dadka lacag fiican ka sameeyo Blogging-ka. Shaashadan hoose waa lacagta aan ka sameeyo Google Adsense ga .
My Google Adsense
Hadaba, waxaan rabaa in aan maqaalkan kugu soo gudbiyo qaabka aad lacag fiican oga sameyn lahayd oogana shaqeysan lahayd.
1. Gado Domain iyo Hosting
Marka hore waxaa u baahan tahey in aad iibsatid domain iyo hosting.
Waa muhiim in aad dooratid ciwaan aad wax badan ka ogtahey oo xog badan ka heysid in aad dooratid. Bloggers badankooda waxey ku fashilmaan qodobkan. Ciwaanada aad wax ka qori kartid waxaa waxaa ka mid ah; Tusaale Health and Fitness Personal Finance Fashion Lifestyle Business and Marketing Technology and Gaming Travel.
3. Shuruudaha Google Adesnse
Waxaa jiro shuruudo uu Google Adsense kaga baahanyahey inta aanan website kaaga loo furin xayisiinta ( Ads ).
In uu website kaaga leeyahay pages-kan Privacy Policy Page Terms and Condition Page About Us Page Contact Us Page Afartaan page hadii aadan ku darin blog-kaga uma furaan xayisiinta.
4.Traffic Source
Si blog-kaaga aad lacag uga sameysid waxaa u baahan tahey dad aqristo maqaladaada. Google Adsense waxey xayisiinta usoo daayaan websites leh dad ku xiran oo markasta maqaalada aqristo. Wax yaalaha kaa caawin karo in aad si dhaqso ah aad u heshid dad ( Audiences ), waxa ka mi ah in aad leedahay Youtube Channel, Facebook Page iyo Telegram group .
5. Apply Google Adsense
Intaas marka aad isku heshid waxaa xaq u leedahay in website kaaga loo furo xayisiinta kadibna aad lacag fiican ka sameysid. Video kore baad ka daawan kartaa qaabka loo Apply gareeyo iyo process-ka.
Gunaanad
Hadaba, intaas oodhan in aad sameysid waxey kaa rabtaa dadaal iyo qorshe ganacsi ( Business Plan ). Mudo 3-5 Bilood ah wad ku dhameystiri kartaa , wixii intaas ka danbeenaya waxaa sugtaaba waa in bilkasta lacag fiican kusoo dhacdo. Passive Income marka hore waa in aad galisaa dadaal badan, marmarka qaar maalgashi yar buu u baahan yahey.
NB: Dhalinta aanan awoodin in ay Domain iyo Hosting gataan, waxaa si bilaash ah ku sameysan kartaa Website qurux badan oo free domain iyo hosting leh waliba. video gan hoose ka daawo oo hada bilow.
https://youtu.be/p0SCysHCY6E
11 Replies to “Sidee blogging ka oga shaqeysan kartaa ?”
Salah
Feb 13, 2022
Waa ku salaamah ustaad aniga iyo yar sxbky ah wxn wada gadanay hostin&domain websitekii wxooga yar waa hagaajinay balse walinwuu isku dhax yaacsan yahay pages fcbook instagram Etc waa ku darnay balse nooma laha themplate qurux badan nooma laha pravicy terms sidoo kale google adsense arimahaas oo dhan waa naga wareersan yihiin casharo ku saabsana ma arag sidaa darteed wxn jeclaan laheen in aad naga caawiso thanks
11 Replies to “Sidee blogging ka oga shaqeysan kartaa ?”
Waa ku salaamah ustaad aniga iyo yar sxbky ah wxn wada gadanay hostin&domain websitekii wxooga yar waa hagaajinay balse walinwuu isku dhax yaacsan yahay pages fcbook instagram Etc waa ku darnay balse nooma laha themplate qurux badan nooma laha pravicy terms sidoo kale google adsense arimahaas oo dhan waa naga wareersan yihiin casharo ku saabsana ma arag sidaa darteed wxn jeclaan laheen in aad naga caawiso thanks
Asc magaygu Waa xuseen cumar roble joga Somalia garahaan Somaliland Berbera waxaan Raba inaan barto xirfadaha qaaliga ah so an uga baxo shaqo laanta sidaa dardet gele Bashir aad aad baan u sodhawaynaya
thanks wll welcome
Ok
Ustaad wabsaydka freega ah vedio giisa waan waayee xagee kujiraa
channel kayga buuku jiraa wll
Good
thanks wll
[…] Sii Daalaco: Sidee Blogging Ka Oga Shaqeysan Kartaa? […]
Magacaygu waa deeqo waxan rabaa inan barto qaabka loogu shaqaysto onlineka marka waa ku soo dhaqeynaa gelle
ok wll