(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});
WAA MAXEY FREELANCING ?
Freelancing waa in aad si madax banaan u shaqeysatid intii aad u shaqeyn lahayd qof kale. Markan ka fiirinayo dhanka dhaqaalaha, dadka waxey aad waayahan oga hadlaan freelancing-nimada si xad dhaaf ah . Cilmi-baaris ay sameeyeen shirkadaha caanka ku ah Freelancing-nimada, waxey sheegeen in 57 Million oo American-ah ay qabteen shaqadan sanadkii 2019.
SIDEE BEY U SHAQEEYAAN FREELANCERS-KA?
Freelancers-ka waxey lacagtooda helayaan markii shaqada loo direy ay soo qabtaan.Tusaale, qof baa u dirsatey in uu kuu sameeyo website, markuu website-ka kuu sameeyo oo shaqada dhameeyo, adna lacagta siineysaa.
Sidoo kale heshiiska waxaa ku jiro, intaa maalmood uu shaqada kugu dhameenayo iyo qiimaha uu shaqada kugu qabanayo.
SIDEE LA ISKA DIWAAN GALIYAA ?
Waa fudeed, waxaa boqoneysaa website-yada ay ka mid yihiin, Fiverr.com , Upwork.com iyo Freelancing.com .
Kadibna waad iska diwaangalineysaa sidoo kalana ku qoreysaa shaqada aad qabaneysid. Video-gan daawo oo aan ku sharaxayo qaabka la iskaga diwaangaliyo sidoo kalana service fiican loo bixiyo.
MAXEY DADKA U NOQDAAN FREELANCERS ?
Freelancing-ka wuxuu ku siinayaa xoriyad dhanka waqtiga ah. Waxaa dooran kartaa xiliga aad rabtid in aad shaqada qabatid, sidoo kale waxaa dooran kartaa marka hore nooca shaqada aad qabaneysid iyo macmiilka aad rabtid in aad u shaqeysid. Marka aad tahey freelancer adaa madaxweyne isku ah.
LACAGTA LAGA HELO FREELANCING-KA
Waxey ku xiran tahey lacagta aad helaysid nooca shaqo ee aad qabaneysid laakiin saacadii waxaa ku shaqeyn kartaa $10 ilaa $30.
Waxaa macquul ah in ay bishii kaasoo gasho lacag dhan $100 ilaa $500.
SHAQOOYINKA LOOGA SHAQEYSTO FREELANCING-KA
⦁ Transcription
⦁ Presentation Design
⦁ Graphic Design
⦁ Copywriting
⦁ Proofreading
⦁ Content Writing
⦁ Ecommerce Website Development
⦁ QA & Testing
⦁ Web Design
⦁ Web Development
⦁ Accounting
⦁ Financial Management
Gunaanad
Freelancing-nimada waa qeyb ka mid ah qaababka Online ka lacag looga sameeyo. Waa shaqo aad u xoriyad badan oo xataa adoo safar ah baad ku shaqeysan kartaa , kaliyah markasta waxaa u baahantahey Laptop, Internet iyo adigoo markaas shaqada qabta. Youtube channel kayga waxaa ka helaysaa videos badan oo aan ka sameeyey suuqan.
Cubeyd143
Shaqoyinkee kubilaabikaraa freelencing
12kaas qodob
Gelle
Turjumaan isku badala luuqadaha Englisha, Arabic-ga iyo Soomaaliga wll
siid cali
𝖸𝖾𝗌
Gelle Bashir
thanks wll
Bille
Thanks my bro
KHAALID abdi
Mahadsanid Wll geele bAshiir
Gelle Bashir
welcome bro
Hani Ali artan
Wll wa gabar somali ah
Hani Ali artan
Wll waxan ubahanahy application fican oo fudud oo lacag laga heli karo oo fiican ona la hubo ma iga cawin karta wll
Cabdi
Cabdiwaxab
Jabrill
Walal gelle waxa kugu salamaya salanta islamka asc tan xigta aad ayaa ugu mahadsantahay sida quruxda
badan ee aad nolo wadagto online bussineska hada nahay dhalinta somaliyed tan xigta anigu waxan ahay wil dhalinyara ah wax shaqa aanan haynin dhameyayna jamacad markaa waxaa iga caawisa inaa ila garab gasho qaabka ugu fudut ee an ku bilabi laha ganacsi online ah my email
jabriilabdiwahab742@gmail.com
guul wacan walalkey
Gelle Bashir
wasalaam wll, waxaan Youtube kayga iyo website kan ufurey waa in aan markasta dhalinta caawiyo.
Thanks bro , email isodir inshaALLH
Samiir aadaN
Shp aad baad mahadsantahay
Sida aad dhalinyarta aad u caawineyso
Gmail kuu soo dirayaa waxaan raba inaad iga caawis habka ugu fudud ee aan u bilaabilahaa ganacsigaa online
Samiiryesta@gmail.com
KHAALID abdi
Mahadsanid Wll geele bAshiir
Gelle Bashir
adaa mudan wll
zahra
tnx wll marka ugu horeyso wxayabah faidada leh oo ad nosogudbisi wll waxan kacodsan raba inaa iga cawisi habka online ka logashaqeysto coz waxan ubahanahy inaa kashqeysto hadey macqul noqoto insha allah sbb to ah waxan ahay firaqo wax shaqo ah mahayo waxan rabaa inaa waqtigeyga kafaidesto wll fadln hada icawyn karti ila soxarir ado mahadsan asc
Gelle Bashir
Wasalaam wll
Email isoodir Insha Allah live sessions bn bixiyaa via Zoom Meeting iyo Courses caadi ah .
Email: Abdirahmanb21@gmail.com
inaam
wll adaa u mahadsatahy sida wanagsan noogu soo gudbisid shaqooyin faido leh waxan jogaa somaliya waxan u bahanay courkayada bixisid xagee ban ka heli karaa lacagta qabkee ku bixin karaa Email: inaamawil@gmail.com
Gelle Bashir
email isoodir wll thanks abdirahmanb21@gmail.com
hadari
wll gelle bashiir waxaan ku soo diray message xaga emailka marka waxaan filayaa inaaad insha allah aad isoo jawaabtid
mahadsanid bro
Gelle Bashir
ok wll
Xasan Cabdi Rashiid
Wll free lancer ka malee yhy qeeb translate ah carabi to somali ama English to somali
Gelle Bashir
yes wll waa leeyahay