

Anagoo ah shirkadaha ugu waawayn ee sameeya website-yada, gaar ahaan gayga soomaalida, waxaynu kuu sharraxaynaa waxa uu yahay dukaanka online-ka ah, iyo faa’idooyinkiisa, iyo sidii aad ku bilaabi lahayd, Si aad u gashid aduunka ganacsiga online-ka ah, oo aad alaabtaada ama adeegyadaada aad si xirfadaysan u suuqgayso.
Dukaanka online-ka ah waa website ay macaamiishu booqan karaan kana iibsan karaan alaabada iyo adeegyada lagu bixiyo website-kaas.
Macaamiisha waxay sidoo kale website-ka ka raadin karaan alaabada ama adeegyada ay rabaan, iyagoo sidoo kale dalban kara.
Haddii aad leedahay mehrad ama dukaan, ama aad tahay adeeg bixiye, waxaad mehradaada ama ganacsigaaga u badali kartaa qaab online ah, iyadoo kaliya kaaga baahan maalgashi yar.
Dukaanka online-ka ah wuxuu ku shaqeyn karaa noocyada kala duwan ee ganacsi sida B2C, B2B ama C2C.
Waxaa laga yaabaa inaad is weydiiso, “Maxaan u beddelayaa ganacsi online ah? Ama waa maxay faa’iidooyinka ku jira?”
Waa tan jawaabta:
Sii Daalaco; Samaynta Website-Yada, Mid Ka Mid Ah Adeegyada Aynu Bixino
Raacidda tillaabooyinkan fudud, waxay kuu noqon doontaa hawl fudud:
Hadda waxaad diyaar u tahay inaad balaadhiso oo aad ku kobciso meheraddaada khadka tooska ah, u soo bandhig macaamiishaada hufanaan ballaaran marka ay wax ka iibsanayaan website-kaaga, meel kasta iyo wakhti kasta ay joogaan.
Hana Iloobin In Ay Shikadeenu U Heelan Tahay Mar-Walba Caawimaadkaaga, Si Aad U Gaadho Hadafkaaga Ah, Madax-Bannaani Dhaqaale. Sidaa Darteed, Yaa Naga Mid Ah Oo Doonayya Inuu Gaaro Madax-Bannaani Dhaqaale?
Hadaynu Nahay GELLE BASHIR, Waxaynu Kuu Dhisaynaa Website Ka Midho Dhaliya Yoolalkaaga.
Sidoo Kale Waxaynu Soo Galnaa ZOOM Oo Aanu Ku Bixinno Talooyin Badan Oo Wax Ku Ool Ah, Oo Aynu Ugu Talagalanay Dadka Doonaya Inay Furtaan Ganacsi Online Ah Ama Raba In Ganacsigooda U Badalaan Internetka Oo Ay Qaadaan Tallaabooyinkooda Ugu Horreeya.
Ha Ka Waaban Inaad Nagala Soo Xidhiidho Whatspp Lambarkan: +252-90-5582875 Ama WhatsApp Link-Gan: Https://Wa.Link/Zjb442, Ama Telegram Link: Https://T.Me/Gellebashir.
Sii Daalaco: Mid Ka Mid Ah Adeegyada Aynu Bixinno: Branding Services
Leave a Comment