Wax Ka Ogow Metaverse? Iyo Waxa Loola Jeedo? Erayga MetaVerse waxa uu noqday mid ka mid ah ereyada loogu hadal haynta badan yahay Internet-ka waayadan dambe, ka dib markii uu shaaciyay Mark Zuckerberg, oo ah aasaasaha shirkadda Facebook, magaca cusub ee uu ula baxay shirkadiisa, isagoo ka badalay magaca shirkadda Facebook oo uu u badalay […]